Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ergeyga Q/Midoobay u magacawday Geeska Afrika oo Muqdisho ka dhoofay, isagoo aan la kulmin Madaxweyne Farmajo

    Ergeyga Q/Midoobay u magacawday Geeska Afrika oo Muqdisho ka dhoofay, isagoo aan la kulmin Madaxweyne Farmajo

    January 15, 2020Updated:January 15, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Q/Midoobay u qaabilsan Geeska Afrika Parfait Onanga-Anyanga ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho, kadib socdaal qaatay laba maalmood, isagoo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo wakiilada beesha caalamka.

    “Waxaan arki karnaa tirooyin badan oo horumar oo la meel dhigay. Waxaa jira rajo, waloow ay caqabado badani jiraan, iskama caabbin karaan dadaallada wadareed ee Beesha Caalamka,” ayuu yiri Ergayga QM u qaabilsan Geeska Afrika Parfait Onanga-Anyanga oo rajo ka muujiyey Xaaladda Soomaaliya oo ku howlan geeddi socod muhim ah oo doorasho.

    Ergaygan QM ayaa labadii maalmood ee tagey ku qaatay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka, halkaasoo uu kula kulmay metelayaasha caalamka oo uu la jeex jeexay amaanka gobolka, doorashooyinka, horumarinta, aadminnimada iyo arrimo kale.

    Kulamada Mr. Onanga-Anyanga ayaa waxaa ka mid ahaa mid uu la qaatay Ergayga Geeska Afrika ee Somalia, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, Balal Mohamed Usman, kaasoo uu kala hadlay muhiimadda wada xaajood horumar gobolka ka dhaliya.

    Ergayga ayaanay u suuragelin inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaaraha, iyadoo taas bedelkeed loo diray so dhoweyntiisa iyo la-kulankiisa Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka.

    Goor danbe, wuxuu Mr Onanga-Anyanga la kulmay Guddoonka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ibraahim, oo uu kala sheekaystay caqabadaha iyo fursadaha ku aaddan doorashooyin daah furan oo “qof iyo cod ah” oo dalka ka dhaca.

    “Doorashooyinku waxay noqon karaan dib u heshiisiin qaran, balse waxay sidoo kale gacan ka gaysan karaan khilaaf dhaca, sidaa darteed, geeddi socodka doorashada waa inay taageertaa QM,” ayuu yiri Ergaygu.

    Mr Onanga-Anyanga ayaa sidoo kale la hadlay wakiillada ururrada Bulshada Rayidka, si hoosta looga xarriiqo siyaasad ay door ka ciyaaraan haweenka iyo dhallinyaradu. Wuxuu sidoo kale ku boorriyey inay iskaashi la yeeshaan QM maadaama howlo badan oo ay qabtaani ay asaasi u yihiin shaqada QM.

    “Waxaan Muqdisho ka tegayaa anigoo ay ii korortay rajada aan ku qabo kartida dadka Soomaaliyeed iyo dowladooda si ay uga siraad koraan caqabaadka ay haatan wajahaan,” ayuu raaciyey Ergaygu.

    Mr. Parfait Onanga-Anyanga ayaa sidoo kale wada xaajood la yeeshay wakiillada diblomaasiyiinta dalalka Geeska Afrika iyo gobolka Badda Cas, oo ay wehliyaan Danjirayaasha jaalasha Somalia ee caalamiga ah.

    Somalia Top UN UNSOM
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: 5 Qodob oo sababay inuu Madaxweyne Farmaajo ka tanaasulo sharcigii Doorashada ee uu watay (Akhriso)
    Next Article AKHRISO: Magacyada Musharixiinta u taagan xilalka Guddoonka Baarlamanka Cusub ee Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo