Browsing: Caalamka
Iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan diyaaradii dalka Ukraine laga lahaa maalintii Arbacadii ku dhacday magaalada Tehran, wax yar kadib…
Taliyaha ciidamada cirka ee ilaalada Kacaanka Iiraan Gen. Ali Hagi Zada ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Tehran ku sheegay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qabtay shir jaraa’id oo dib u dhacay saacado badan, isagoo si qabow uga hadlay weerarka…
Waxaa soo baxaya xog ku saabsan in Mareykanka uu sii ogaa weerarka Gantaalaha ee xalay saqdii dhexe kadib Iiraan ku…
Barta ay twitterka ku leedahay Wakaaladda Wararka dalka Kuwait ee KUNA ayaa la jabsaday iyadoo lagu faafiyey War ku saabsan…
Hoggaamiyaha Kacaanka Islaamiga Iiran Ayatollah Cali Khumeyni ayaa khudbad uu goor dhoweyd u jeediyey shacabka dalkaasi ku sheegay in weerarkii…
Telefishanka dalka Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey in weerarkii Gantaallaha ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Ceyn-Al-asad ay ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ay dhacday kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha magaalada Tehran…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa jawaabtii ugu horeysay weerarrada Iiraan ku qaaday saldhigyada milateri ee ku yaalla Ciraaq ku sheegay…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku hanjabay inay weerar duqeyn ah ku qaadi doonaan dalalka Imaaraadka iyo israa’iil, haddii uu…
Ra’iisal wasaaraha Ciraaq ee xilka sii haya Caadil Cabdi-mahdi ayaa qarxiyey arrin aan la fileyn oo ku saabsan farriin uu…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar cusub ku qaadeen degaanka Dhadhaab ee Gaarisa, Waqooyiga Bari…
Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka dalka Iiraan Cali Shamkhani ayaa shaaciyey inay diyaariyeen 13 qaab oo jawaab u noqon…
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay Isbaheysi looga dhawaaqay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga, kaasoo ka kooban dalalka Badda Cas.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga…
Qoraal ay xukuumadda Ciraaq saxaafadda u dusisay ayaa jahawareer ku dhaliyey Madaxda dalka Mareykanka markii ay faafiyeen wakaalada wararka caalamiga…
Waxaa la shaaciyey askarigii Mareykanka ee ku dhintay weerarkii shalay Alshabaab ku qaaday saldhigga Manda Bay, ee Gobolka Lamu, dalka…
Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan garabkooda Internet-ka ayaa qaaday weerarkoodii ugu horeeyay ooa y ku jabsadeen website ay leedahay dowladda Mareykanka,…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay xireen afar qof oo looga shakiyey inay basaasayeen saldhigyada…
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Aayatullaah Cali Khomeyni ayaa horkacay saaka salaadii janaasaddda ee lagu tukaday taliyihii ciidamada Qudus…
