Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wasiirada Difaaca iyo Arrimaha dibadda Turkiga oo si kulul uga hadlay Qarixii Afgooye ee lala beegsaday shaqaalaha Turkiga

    Wasiirada Difaaca iyo Arrimaha dibadda Turkiga oo si kulul uga hadlay Qarixii Afgooye ee lala beegsaday shaqaalaha Turkiga

    January 18, 2020Updated:January 19, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Gaashaandhigga Turkiga ayaa ka hadlay Weerar is-miidaamin qarax ahaa oo ka dhacay kontrol u dhow degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen 6 qof oo isugu jiray shaqaale iyo Injineero Turki ah oo dhisme ka waday wado isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

    Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa farriin uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku sheegay in weerarka lala beegsaday dadka Turkiga ah ee ka dhacay Soomaaliya uu muujinayo wejiga foosha xun ee argagxiisada, wuxuuna intaas ku daray in Turkiga aanay weerarradaasi ka hor istaageynin dagaalka argagixisada.

    “Waxaan mar waliba garab taagnaan doonnaa walaallaheen Soomaaliyeed. waxaan cambaareynayaa weerarka argagixisada, anigoo u rajeynaya dadka ku dhaawacmay bogsasho degdeg ah. Waxaan si dhow ula soconaa xaaladda..” ayuu farriintiisa ku yiri Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga.

    Dhinaca kale wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa cambaareeyay weerarka argagixiso ee maanta ka dhacay Afgooye, wuxuuna sheegay in weerarka lagu dhaawacay muwaadiniin Turki ah. “Turkiga wuxuu sii wadi doonaa inuu garab istaagga wallaalahood Soomaaliya ee dagaalka kula jira argagixisada..” ayuu yiri wasiirka difaaca Turkiga oo intaas ku daray in Turkiga aanay falalkaasi argagixiso ka reebi doonin taageerada Somaaliya.

    Wasiirka Caafimaadka Turkiga Fahrettin Koca ayaa isna hore us heegay in lix Turki ah ay ku dhaawacmeen qaraxa oo laba kamida ay xaaladoodu culus tahay, wuxuuna dib u xaqiijiyey taageerada Turkiga ee Soomaaliya.

    Alshabaab aya sheegatay mas’uuliyadda weerarka oo ahaa is-miidaamin, wuxuuna ahaa weerarkii labaad ee xoog leh oo lala beegsado shaqaalaha Turkiga ee dhisaya jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye iyadoo laba qof oo Turki ah ay ku dhinteen qaraxii weynaa ee Ex. Kontrol Afgooye

    Terrorist attack in #Somalia shows once again the ugly face of terrorism. These heinous attacks will never stop us in our fight against terrorism. Will always stand by our Somali brothers. Wish speedy recovery to injured brothers, following closely their conditions.

    — Mevlüt Çavuşoğlu (@MevlutCavusoglu) January 18, 2020

    Hulusi Akar Mevlut Cavusoglu Qarax Shaqaale Turki Top Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo hakiyey Mashruuc Dib u dhis oo laga reebay magaalooyinka Jowhar & Dhusamareb.
    Next Article Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo kulan isugu yeeray xildhibaannada & Guddi Doorasho oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo