Browsing: Caalamka
Alshabaab aya sheegtay weerar lagu qaasay Bas ay al socdeen dad Kenyaan oo ka yimid magaalada Mombasa kuna socday Lamu,…
Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey qaraar u ogolaanaya dowladda dalkaasi inay ciidamo u dirto dalka Libya, si ay u taageerti…
Bannaabaxayaashii careysnaa ayaa galay gudaha magaalada Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad,kadib markii ay ku qamaameen, ayna ku guuleysteen isku day…
Wararka laga helayo magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in dadweyne bannaanbaxayaal ah oo careysan ay ku qamaameen xarunta…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad iyo gurmad u soo diray magaalada…
Kadib heshiis milateri oo dhex maray xukuumadda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya iyo dowladda Turkiga ayaa xukuumadda Liibiya ay ka…
Diyaarad rakaab oo siday dad gaaraya 100 ruux ayaa ku dhacday agagaarka Garoonka diyaaradaha Almaty International Airport ee dalka Kazakhstan.
Xeer ilaaliyaha Sacuudiga ayaa shaaciyey in lasoo dhammeystiray baaritaankii falkii dilka ahaa ee lagu Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul lagu…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay hawada sare u dirtay Dayax gacmeed, kaasoo lagu sameeyay, lagana diray xarun ku taalla…
Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa noqday madaxweynihii saddexaad ee dalka Mareykanka lagu soo oogo Mooshin xil ka qaadis ah,…
TOOS U DAAWO: Codeynta Aqalka Koongareeska ee Mooshinka Xil ka qaadista Madaxweyne Trump oo socota..
Xarunta Koongareeska Mareykanka ee magaalada Washington waxaa ka socda dooda mooshinka xilka qaadista Madaxweyne Donald Trump, iyadoo cod loo qaadi…
Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa mid waliba caddeysay inay diyaar u yihiin inay hub iyo ciidamo u diraan dalka Liibiya,…
Warbaahinta Al-Shabaab ayaa shaacisay in weerar cusub oo ay ku qaadeen Gobolka W/Bari Kenay ay ku dileen 9 qof oo…
Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inay xaqiijiyeen in Koongares-ka Mareykanka uu Deyntii dalkaasi ku lahaa Soomaaliya ka fududeynayo.
Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay awoodda ku leeyihiin Xisbiga Dimoqraadga ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doonaya Mooshinka…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagneyn in haweenka ay ka wanaagsan yihiin…
Maxkamad ku taalla dalka Suan Madaxweynihii hore ee Suudaan ee dalkaasi xukun ku riday, iyadoo xiligii lagu dhawaaqi lahaa xukunka…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa magaalada Gaarisa ee Gobolka W/Bari ee Kenya ka furay saldhig cusub oo ay yeelanayaan…
Guddi ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay u badan yihiin Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ansixiyey qodoabdda lagu soo eedeeyay Madaxweyne…
Xisbiga Muxaafidiinta ee Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku guuleystay doorashadii guud ee shalay ka dhacday dalweynaha UK, iyadoo…
