Browsing: Caalamka
Booliska Kenya ayaa shaaciyey in nin Soomaali Kenyan oo Darawal ka ah Gaari Hoomey uu maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ka…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Masar ayaa kulan ku yeeshay dalka Ruushka iyagoo ka wada qeyb galaya shir…
Madaxweyne Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay inuu Mareykanka qaadayo dhammaan xayiradii dhinaca dhaqaale iyo canshuurkii lagu soo rogay dalka…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Masar ayaa si weyn loogu dhaliilay hadalkii kasoo yeeray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ee ku…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo dhowaan ku guuleystay biladda nabadda adduunka ee Nobel-ka ayaa sheegay inuu diyaarin karo malaayiin…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter ayaa laga soo xigtay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Urur Goboleedka IGAD oo ay ku bahoobeen dalalaka Geeska iyo Bariga Afrika ayaa muddooyinkii danbe isu bedelay naadi ay leeyihiin…
Turkiga iyo Mareykanka ayaa ku heshiiyey xabad joojin shan maalmood ka dhaqan gasha Waqooyiga Syria, iyadoo dagaalyahannada Kurdiyiinta laga fogeynayo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa mahad celin diray dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kuwaasoo ku…
Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga Yurub
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka…
Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan…
Guddoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa sheegay in isaga wafdi uu hoggaaminayo ay magaalada Kismaayo u tageen caleemo…
Wafdi uu soo diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka magaalada Kismaayo, iyagoo jebiyay xayiraadda dowladda…
Dowladda Mareykanka ayaa caawa shaacisay inay ciidamo hor leh iyo Gantaalaha difaaca u dirayo Boqortooyada Sacuudiga, kadib weerarkii lagu qaaday…
Dowladda Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland ee dib loo doortay…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay billada nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday…
War kasoo baxay shirkadda leh Markabka shidaalka Iiraan ayaa sheegtay in Markabkeeda lagu weerarray laba Gantaal xilli uu marayey Badda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Markab shidaal oo dalka Iiraan leeyahay lagu qarxiyey Badda Cas meel u dhow…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa maanta oo Khamiis ah u yeertay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo shir jaraa’id qabtay ayaa si kulul uga hadlay howlgalka ay ciidamada Turkiga ku galeen…
