Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya,
Madaxweynaha Turkliga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu bilowday howlgalkii Ciidamada Turkiga ee Waqooyiga Siiriya, iyadoo duqeyn cirka ah…
Dowladda Kenya ayaa ku gacan seyrtay dacwad ay Hay’ada Socdaalka dowladda Federaalka ah ee Soomaliya u gudbisay hay’adda maamulka Duulimaadyada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad rasmi ah oo ka dhan ah Kenya u gudbisay Hay’adda Caalamiga ah ee Duulimaadka Rayidjka ee…
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in lacag gaarayso $73 milyan oo Doolar ugu deeqayso Soomaaliya, taasoo isugu jirta gargaar iyo horumarin.
Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa bilowday dacwad ay isaga fureyso saygeeda Axmed Xersi,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu xusay maalinta dib u midowga…
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay…
Xiriirka dowldaha Itoobiya iyo Masar ayaa gaaray heerkii ugu xumaa muddo sanado ah, kadib markii ay burbureen wadahadalkii saddex geesoodka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Cutub ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada ku qaadanaya magaalada Izmir ee dalka Turkiga, kaasoo…
10 ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ayaa wajahaya halis ah inay kuraastooda waayaan, kadib markii Guddiga anshaxa, la-dagaalanka iyo ka…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Suudaan ee Khartuum…
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu kaalmo lacageed oo lagu gargaarayo Soomaaliya, sida ay shaacisay Hay’adda gargaarka u qaabilsan dalkaasi ee…
Bayaan kasoo baxay Guddiga howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay, loona…
Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ‘Somali Partenership Forum’ ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa War cusub kasoo saaray weerarkii Alshabaab ku qaaday maanta Saldhigga ciidamada Mareykanka iyo…
Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa war kasoo saartay qarax ciidamadooda Magaalada Muqdisho lala beegsaday maanta.
Dab xoog leh ayaa ka qabsaday xarun Tareen oo ku taalla magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo weli ay…
