Browsing: Caalamka
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in sarkaal ilaalo gaara u ahaa Boqorka Sacuudiga lagu dilay magaalada magaalada Jiddaha…
Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa shaaciyey inuu dalka Kenya soo galay ninka lagu magacaabo Ciise C/khaliif Cabdi (Ciise Trabuun), iyagoo…
Kooxdii ugu horeysay oo tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya oo ahaa qaxooti ku sii jeeday Yurub ayaa la geeyay dalka…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay Kenya sii wadi doonto sidii xal saaxiibtinilo loogu heli lahaa muranka Xuduudka Badda…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdullaahi iyo marwadiisa Seynab Cabdi Macalin ayaa ka mid noqday madaxda caalamka ee ka qeyb…
Dowladda Kenya ayaa warkii ugu horeysay kasoo saartay kulankii xalay magaalada New York ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Somalia iyo…
Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan Mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulamo gaargaar…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxaha Alshabaab iyo Daacish oo doonayey inay ka howlgalaan…
Weerar duqeyn lama filaan ahaa oo loo adeegsaday 18 diyaaradaha oo nooca Drone-ka ahaa lagu qaaday Xarumaha shidaalka Sacuudiga ugu…
Nin Jilaa ah oo Ganacsade ah, kuna nool dalka Spain ayaa dalka Masar ka abuuray kacdoon cusub oo xukunta looga…
Laba shirkadoo oo Ceysmis ah ayaa heshiis ku kala saxiixday dalka Turkiga, wuxuuna heshiiska dhex maray shirkadaha Ceymiska Islaamiga Soomaaliya…
Waxaa sii xoogeystay loolanka u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Jabuuti ee Kursiga Golaha Ammaanka Q/Midoobay oo Jabuuti ay sheegtay inay…
Dowladda Sacuudiga Sacuudiga ayaa Goor dhoweyd shaacisay in diyaaradihii Drone-ka ahaa ee lagu weerarray xarumaha shidaallka dalkaasi aysan ka imaan…
Sacuudiga ayaa sheegay inuu shaacin doono maanta ciddii ka danbeysay weerarkii lagu qaaday xarumaha laga soo saaro shidaalka dalkaasi oo…
Boqorka Sacuudiga ayaa ka hadlay weerarradii lagu qaaday xarumaha Shidaalka ee Bariga dalkaasi oo sababay in kala bar uu hoos…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Mareykanka Danjire Cali…
Madaxweynaah Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan weerarradii lagu qaaday xarumahad shidaalka Sacuudiga, kuwaasoo tilmaamaya inay…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si la yaab leh uga jawaabay weerarkii lagu qaaday Xarumaha shidaalka dalka Sacuudiga oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabbeysteen una diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu…
