Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweynaha Kenya oo Dowladda Somalia ugu baaqay in saaxiibtinimo lagu xaliyo dacwadda Badda [Akhriso]

    Madaxweynaha Kenya oo Dowladda Somalia ugu baaqay in saaxiibtinimo lagu xaliyo dacwadda Badda [Akhriso]

    September 26, 2019Updated:September 26, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay Kenya sii wadi doonto sidii xal saaxiibtinilo loogu heli lahaa muranka Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya.

    Khudbadii uu ka jeediyey Golaha Guud ee Q/Midoobay ayuu u soo qaaday muranka Xuduudka Badda ee Kenya iyo Somalia, wuuuna sheegay in dowladda Kenya ay sii wadi doonto inay wadahadalka ay la yeelaneyso dowladda Federaalka Somalia, una dadaaleyso in xal waara oo saaxiibtinimo loo helo khilaafka xuduudka Badda ee labada dal u dhaxeeya.

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee 3-dii September ay Somalia iyo Kenya ugu yeereen inay labada dal waanwaan ku xaliyaan muranka xuduudka Badda, wuxuuna Uhuru isku dayey inuu xeerka Q/Midoobay u cuskado xalka ugu wanaagsan ee khilaafyada labada dal lagu xalin karo inuu yahay wadahadal.

    “Waxaan rajo weyn ka qabnaa in dowladda Federaalka Soomaaliya aqbali doonto, diyaarna u tahay raadinta xal waara oo lawada aqbali karo loo helo muranka Xuduudka Badda..” ayuu hadalkiisa ku yiri Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA KHUDBADDA MADAXWEYNAHA KENYA EE ARRIMAHA SOOMAALIYA

    Mr. President,

    In the same spirit, my administration continues to reach out to the Federal Republic of Somalia in an effort to find an amicable and sustainable solution to the maritime boundary dispute between us. In this regard, I welcome the decision of the African Union Peace and Security Council of 3rd September 2019 that urges both parties to engage.

    As we all know, the UN Charter privileges the use of negotiation as the most preferred mechanism for settlement of disputes. Similarly, the United Nations Convention on the Law of the Sea provides for the delimitation of maritime boundaries between states amicably. It is in this normative framework that informs Kenya’s call for the resolution of this dispute through negotiation.

    We remain hopeful that the Federal Government of Somalia will be amenable and committed to the search for a mutually acceptable and sustainable solution to this dispute.

    Kenya Kenya-Somalia maritime row Somalia Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo kulan Gaara oo ka dhacay New York uga hadlay Doorashada Soomaaliya & Waxqabadkiisa
    Next Article Bannaanbax looga horjeedo Dowladda Somalia xariga C/rashiid Janan oo ka socda Degmooyin ka tirsan Gedo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo