Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Tahriibayaashii ugu horeeyay ee Qaxootiga ku ahaa Liibiya oo laga dejiyay Dalka Rwanda. (Qoys Somali ah oo ka mida-Sawirro)

    Tahriibayaashii ugu horeeyay ee Qaxootiga ku ahaa Liibiya oo laga dejiyay Dalka Rwanda. (Qoys Somali ah oo ka mida-Sawirro)

    September 27, 2019Updated:September 27, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxdii ugu horeysay oo tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya oo ahaa qaxooti ku sii jeeday Yurub ayaa la geeyay dalka Rwanda, kadib markii uu dalkaasi aqbalay inuu qaxootigaasi hayo.

    Kooxdan oo ka kooban 66 qof oo qaxooti African ah oo laga soo qaaday dalka Libya, waxayna gaareen dalka Rwanda, iyadoo ay ka midd yihiin carruur iyo hooyooyin. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in kooxdan ugu horreysay ee muhaajiriinta ay ka mi dtahay hooyo soomaaliyeed iyo canugeeda oo 2 bilood jira.

    “Haddiya, waa gabar yar oo Soomaali ah oo 2 bilood dhalan, waxay ku dhalatay xeryaha muhaajiriinta ee Libya, berito waxay kasoo toosi doontaa goob ammaan ah oo ku taal Rwanda iyada iyo waaliddiinteeda” ayay tiri UNHCR. Muhaajiriinta waxaa la geeyay xarunta Gashura oo dhacdo koonfurta magaalada caasimadda ah ee Kigali.

    Qaramada Midoobey waxay sheegtay in ka badan 4,500 qof oo muhaajiriin ah oo ku sugan xeryo ku yaal Libya ay u baahan yihiin in si deg deg ah halkaas looga soo daabulo maadama ay noloshooda halis ku jirto.

    Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib ballanqaad uu madaxweyne Paul Kagame sameeyey sanadii 2017, isagoo “hoy” ugu yaboohay dadka Afrikaanka muhaajiriinta ah ee dalka Liibiya loogu geysto xadgudubyo isugu jira dil, xadgudubyo kufsi iyo ku shaqeysasho qasab.

    Horraantii bishan, Rwanda ayaa heshiis la saxiixatay Midowga Afrika iyo hay’adda qaxootiha QM ee UNHCR, ayada oo ogolaatay inay qaabisho qaxootiga iyo dadka magan-galyo doonka Afrikaanka ah ee ku xaniban Libya.

    Dowladda Rwanda ayaa sheegtay inay isu diyaarisay inay qaabisho illaa 30,000 oo qof, inkasta oo qorshaha uu yahay in markiiba dib u dejin loo sameeyo 500 oo qof, si looga hortago in 12-ka milyan ee dalkaas ku nool ay dareemaan culeys.

    🎀 The youngest passenger on the flight to Rwanda.

    Hadia, ‘gift’ in Arabic, is a 2 months-old little Somali girl born at the Gathering & Departure Facility.
    Tomorrow she will wake up in a safe place in Rwanda 🇷🇼 together with her 2 young parents.

    We wish them a bright future. pic.twitter.com/UZWqvwSyTj

    — UNHCR Libya (@UNHCRLibya) September 26, 2019
    Kigali Libya Rwanda Tahriibayaal Top UNHCR
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHowlgal ay Sh/hoose ka fuliyeen Ciidamada Milateriga Dowladda oo lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab
    Next Article Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya & Taageeero uu weydiistay. [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo