Browsing: Caalamka
Dowladda Sacuudiga ayaa ayaa joojisay kala bar shidaalkii ay soo saari jirtay, kadib weerarkii Xuuthiyiinta Yeman shalay ku qaadeen xarumaha…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday diyaaradaha is-wada ee Drone-ka ku qaaday xarumaha shidaalka lagu sifeeyo dalka Sacuudiga, waxaana…
Guddi ka tirsan aqalka wakiillada congress-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo Mooshin ku saabsan in lasoo gole joojiyo…
Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo…
Jaamacadda Carabta ayaa si buuxda u taageertay tartanka ay dowladda Jabuuti ugu jirto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga…
Dowladaha Somalia iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis is-faham ah oo ku saabsan dhaqaalaha iyo maalgashiga labada dal, kadib socdaal…
Alshabaab aya sheegatay weerar ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera ee W/Bari Kenya, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarkaasi oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday la-taliyihiisii dhinaca Amniga John Bolton, kadib qoraal uu…
Dowladda Boqortooyada Baxreyn ayaa dacwad ashtako ah ka gudbisay Telefishanka Aljazeera ee dalka Qatar, qeybtiisa Afka Carabiga, iyadoo lagu daray…
Boqorka Sacuudiga oo markii ugu horeysay wiil uu dhalay u magacaabay Wasiirka ugu muhiimsan Dalkaasi
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa soo saaray wareegto uu xilka Wasiirka Tamarta ee Sacuudiga ugu magacaabay wiil uu dhalay…
Waxaa xalay dalka Sudan looga dhawaaqay xukuumad cusub oo dalkaasi yeelanayo, kadib kacdoonkii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi…
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu dhawaaqay inuu geeriyooday, wuxuuna ahaa 95 sano jir.
Dowladda Somalia oo ugu danbeyn War kasoo saartay Ajnabi-naceybka South Afrika & xaaladda Soomaalida
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn War ka soo saartay dhibaatooyinka Ajnabi naceybka ee ka qarxay dalka South Afrika oo…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa si…
Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo…
Toogashooyin ka dhacay dalka Mareykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 qof, iyadoo lagu dhaawacay 20 kale, iyadoo falkan uu…
Dowladda Somalia iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc lagu dhisayo Wadooyinka magaalooyinka xeebaha ku yaalla ee Muqdisho iyo…
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka India Faadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) laga guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga safiirnimo, kadib markii…
Diyaaradaha dagaalka Imaaraadka Carabta ayaa weerarro cirka ah ku qaaday ciidamada dowladda sharciga ah ee Yeman oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha…
Shirkadda Diyaaradda Uganda Airlines ayaa maanta si rasmi ah Duulimaad uga bilowdayaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo ku soo…
