Browsing: Caalamka
Dowladda Kenya ayaa ku fashilantay qaraar ay hor geysay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa in Alshabaab lagu daro…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa mas’uul cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo noqon doona ku xigeenka wakiilka…
Madaxweyne Farmaajo oo ka mid noqday Madaxda ka qeyb galeysa Shirka 7aad ee Afrika & Japan (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka mida in ka badan 20 hoggaamiye Afrikan ah oo qeyb galay wareega 7aad…
Loolanka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Kenya ee kursiga Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa weji cusub yeeshay, kadib markii dowladda Jabuuti…
Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay dooneyso inay uga hortagto Go’aan kasoo baxa Maxkamadda Cadaaladda Adduubka ee ICJ…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan,…
Ra’iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiiru dowlaha Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika, Andrew Stephenson…
Kenya ayaa loo magacaabay inay musharaxa u tartamaya Afrika kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay kadib codeyn ka dhacday xarunta Midowga…
Xaflad aroos oo ka socotay magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa isu bedeshay tacsi, kadib markii Qarax lala beegsaday, halkaasina…
Haweeneyda asalkeeda kasoo jeeda Falastiin ee ka mida Koongareeska Mareykanka Rashida Tlaib ayaa ku gacan seyray ogolaasho dal ku gal…
Duqa magaalada London Sidiiq Khan ayaa ka qeyb galay xaflad baroordiiq ah oo magaalada London loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee…
Dowladda Israel ayaa soo saaray war ay ku sheegtay inaysan dalkeeda imaan karin laba ka mida haweenka ka tirsan Koongareeska…
Wararka laga helayo magaalada Maka ee dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in xujey Soomaali ah ay ku lumeen inta u dhaxeysa…
Dowlado islaami ah iyo Muslimiin ku nool dalal ay ku yar yihiin ayaa maanta ay u tahay maalintii koowaad ee…
Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yeman ayaa sheegaya in ciidamada Golaha Gooni-u-goosadka Koonfurta Yeman ayaa caawa qabsaday Madaxtooyada…
Hay’ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa bedeshay Daaha ku wareegsan Kacbada oo sanad kasta marka la gaaro…
In ka badan 2 Milyan oo qof ayaa maanta oo Sabti ah 9-ka Bisha Dulxaj oo ku beegan 10-ka Ogost…
Waxaa Maalintii afraad galay dagaalka ka socda magaalada Cadan ee dalka Yeman oo xarun u ah dowladda la aqoonsan yahay…
Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika – AFRICOM Gen. Stephen Townsend ayaa shalay socdaal aan hore loo shaacin…
Mooshin Kenya awood kula wareegeyso Xuduudka Badda Somalia oo la gudbiyey [Aden Barre oo qeyb ka ah]
Hoggaamiyeyaasha laba isbaheysi ee Baaralmaanka Kenya ayaa ku midoobay Mooshin ay wadajir u saxiixeen oo ku saabsan Dacwada Somaliya iyo…
