Browsing: Caalamka
Munaasabada Ciidul Adxaa ee sanadkan ayaa inta badan dalalka Islaamka looga dabaaldegi doonaa maalinta Axadda ee 10-ka Dulxaj ee sanadka…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa shaaciyey inay qabteeb Markab siday shidaal oo marayey Badda Khaliijka, iyadoo ku eedeysay inuu Markabkaasi…
9 qof ayaa lagu dilay, 16 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalada Dayton ee Gobolka Ohio, saacado kadib…
Nin ka mida caddaanka xagjirka ah ee Cunsuriga Mareykanka ayaa toogasho ku laayey dad ka badan 20 qof, kadib markii…
Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi…
Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa saaka Gantaal nooca Plastic-da ah ku weeraray saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Cadan ee xarunta…
Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da’ weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka…
Nin si lama filaan ah u dhex galay xaflad uu khudbad ka jeedinayey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sababay inuu…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda caafimaad ee dhaawacyada loo qaaday dalka…
Waaxda cadaaladda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in la xiray laba wiil oo Soomaali ah oo doonayey inay ku biiraan ururka…
Sheekh Cali Maxamuud Xasab (Wajiis) oo la sheegay inuu yahay La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa ka…
Taliyaha cusub ee loo magcaabay hoggaanka Ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta si rasmi ah…
Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Tunisia ee Tunisa, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda UK iyo Duqii hore ee magaalada London ninka lagu magacaabo Boris Johnson ayaa loo doortay…
Mareykanka ayaa boqolaal askari oo ciidamadiisa ah u diray dalka Sacuudiga, kadib markii Boqorka Scuudiga uu dalbaday in ciidamadaasi loo…
War goor dhow kasoo baxay dowladda Iiraan ayaa lagu shaaciyey tallaabo ay ciidamada Iiraan ku qabsadeen markabka Stena Impero oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada kacaanka dalka Iiraan ay qabsadeen Markab sita calanka Ingiriiska oo marayey…
Iiraan oo beenisay in diyaarad nooca is-wada ah ee Drone uu kasoo riday Mareykanka ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan sawirro…
Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii…
