Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo sii wada weerarrada cunsuriga ah ee ku hayo haweeneyda asalkeedu Soomaaliya kasoo jeeda ee ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay oo mar kale weeraray haween ka mida Koongareeska Mareykanka, isagoo si toos ah…
Halis kale ayaa soo food saartay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib markii kacdoon lagu dalbanayo inuu maamul gaara noqdo…
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa war kasoo saaray geerida Saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Naaleeye oo heysatay dhalashada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo…
Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga ayaa shaacisay in maanta uu Jimce ah ay bilaabatay in Gantaalaha Ruushku sameeyo ee difaaca Cirka…
Waxaa magaalada Ankara lagu saxixay heshiis ay dowladaha Somalia iyo Turkiga dhexmaray oo Turkigu dhaqaale ku taageerayo Miisaaniyadda sanadlaha ah…
Dowladda Iiraan ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday qodob ka mida heshiiskii Niyukliyeerka ee Iiraan iyo lixda dal ee…
Waxaa magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland lagu sharxay saaka sawirrada madaxweynaha dalka Galbeedka Afrika ku yaalla ee Guinea, iyadoo lagu…
Dowladda Tunisia ayaa soo saartay amar goobaha shaqada looga mamnuucay haweenka inay xirtaa indha-shareerka (Niqaabka) ay qaataan dumarka.
Golaha Mialteriga ee ka taliya dalka Suudaan ayaa heshiis awood qeybsi ah la gaaray Isbaheysiga Mucaaradka dalkaasi, kadib muddo is…
in ka badan 44 qof oo qaxooti muhaajiriin ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo ka dahacay duleedka magaalada Tribobi ee…
Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in in dad ka badan 40 qof lagu dilay weerar ay diyaarad dagaal…
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa mar kale weerar ku qaaday Garoon ku yaalla Koonfurta Sacuudiga, iyadoo qasaare uu dhaliyey weerarkii ugu…
Diyaaradda heerka caalamig ee Qatar Airways ayaa duulimaadkeedii ugu horeysay maanta ka bilowday garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Jeneraalka hoggaamiya ciidamada (Libyan National Army -LNA) ee Liibiya oo dagaalka kula jira dowladda KMG ah ee dalkaasi Gen.…
Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wasaaradda Arrimaha Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay culeys ku saareyso Dowladda Somalia, kadib markii ay Somaliland ku…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in qasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay weerar lagu qaaday Garoonka…
