Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey 7 jeer oo la isku dayey in la khaarijiyo. [Warbixin Xasaasi ah]

    Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey 7 jeer oo la isku dayey in la khaarijiyo. [Warbixin Xasaasi ah]

    July 2, 2019Updated:July 3, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo oo la afgambiyo.

    Isagoo ka hadlayay Golaha wakiillada Dalka Itoobiya ayuu siiyey warbixinta ku saabsan afgambigi dhicisoobay ee dhowaan ka dhacay ismaamulka Amxaaradda iyo xaaladda ay Itoobiya gashay, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey halis badan oo Itoobiya soo wajahday.

    “Waxaan idiin sheegayaa dadka afgambiga dhicisoobay ka qayb qaatay waxaa ka mid ah ciidama aan yareen oo ka mid ahaa ciidamadi hadda ka hor xafiiskeyga iigu timid. Wasaaradda gaashaandhigga marka ay ciidamadaasi qiimeyn ku sameeysay oo qaarkood la xiray kaddib ayey wasaaraddu cafis u fidisay maadaamaa ay dhalinyaro ahaayeen, afgambigan ciidamadi noocaasi ahaana wey adeegsadeen.” ayuu Abiy Ahmed u sheegay Baarlamaanak Itoobiya.

    Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay sannadki la soo dhaafay ay Itoobiya ka dhaceen isku day afgambi oo dhowr ah, isagoo sheegay inuusan sheegeynin inta aan la ogeyn, balse uu faahfaahin ka bixinayo inta bannaanka u soo baxday ee la ogaaday.

    Wuxuu soo qaatay July 23, 2018 xilli uu talada hayey muddo 2 bilood oo ah lagu sameeyey falkii qaraxa lala beegsaday xilli uu ka qeyb galayey bannaanbax ka dhacay magaalada Addis ababa oo la doonayey madaxda dowladda in lagu khaarijiyo, sida uu yiri.

    Wuxuu kaloo 4 bilood markii xilka hayey degaanka Soomaalida laga sameeyay arrin halis ah oo midnimada Itoobiya caqbad ku ahayd, aadna loo abaabulay, ciidamo kumannaan ah oo tababaran oo siyaasadda iyo dhaqaalaba ka dhisanna ay ka qeyb qaateen, iyadoo dhalinyaro badan ay ku nafweyday falkaasi, kaniisado lagu gubay, dhibaato aad u badana ka dhalatay.

    Kadib xiisadii maamulka Soomaalida Itoobiya ayuu sheegay Abiy Ahmed in xafiiskiisa ay ku soo weerarreen ciidama aad u hubeysan oo aan yareyn, shirqoolkaasina uu caqli iyo maskax adeegsi ah uga baxsaday, balse laba bilood kadib ay Galbeedka Itoobiya xaalad kale ka qaraxday.

    Wuxuu sheegay in xeelad kale loo adeegsaday maamulkiisa oo ahayd Gadoodka Shaqaalaha dowladda asida macallimiinta iyo dhakhaatiirta oo shaqo joojin sameeyay iyaga oo sababa uga dhiganaya mushaarka oo ku yar, balse arrintu ahayd mid siyaasadeysan.

    Arinta kale oo lagu faafiyey ayuu sheegay inay ahayd War sheegaya in Dalka Itoobiya ay Oromo qabsatay, ciidanki oo dhanbna ay Orromo noqdeen, taasoo xaqiiqda ka fog sidau u yiri, kadibna uu yimid afgembigii dhicisoobay ee Amxaaadda oo lagu dilay madaxdii maamulkaasi iyo taliyihiin ciidamada Itoobiya.

    Abiy Ahmed Afgembi Itoobiya Ethiopia Itoobiya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWafdigii Ra’iisal Wasaaraha oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Guriceel [Sawirro]
    Next Article Qaxooti tahriibayaal ah oo lagu laayey Duqeyn ka dhacday Magaalada Triboli & Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo