Browsing: Caalamka
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in doorashada ku celiska ahayd ee magaalada Istanbul, dalka Turkiga uu ku guuleystay musharaxa…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa war kasoo saaray afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay Gobolka Amxaaradda oo lagu dilay madaxweynihii…
Taliyihii ciidamada dalka Itoobiya Gen. Seare Mekonnen ayaa lagu dilay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis ababa, kadib afgembi la isku…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya afgembi dhicisoobay oo shalay ka dhacay maamulka Amxaarada dalka Itoobiya, kadib markii askari is…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Afgembi dhicisoobay uu ka dhacay maamulka Amxaaradda dalka Itoobiya, kadib markii ciidamo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku siiyay hey’adaha hirgelinta sharciyada Socdaalka ee dalkan inay qabqabtaan, isla markaana dalkaasi ka…
Dowladda Iiraan ayaa digniin culus u dirtay dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegtay inay kasoo kacday diyaaradii Mareykanka ee ay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixiyey weerar la sheegay inuu Mareykanku ku qaadi lahaa Iiraan oo…
Meydka Marxuum Sangub oo laga dejiyay magaalada Jigjiga & Qabanqaabada Aaskiisa oo socota… [Sawirro]
Waxaa saaka Garoonka Garaad Wiilwaal ee magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya laga dejiyey meydka Allaha u naxariistee Maxamuud…
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa u mahadceliyey madaxdii kala qeyb gashay xuska dhalashada 93-aad ee Boqorrada Ingiriiska…
Iyadoo xalay ay heerkii ugu danbeysay gaartay xiisadda ka dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan markii ay shalay ciidamada ilaalada Kacaanka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay diyaarad nooca Drone-ka ah oo Iiraan ay kasoo riday ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku…
Ciidamada Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay soo rideen diyaarad nooca Drone-ka ah ee Mareykanka leeyahay, taasoo kusoo xadgudubtay hawadeeda.
Dowladda Kenya ayaa weli sii wada ololaheeda diblomaasiyadeed ee ay ku dooneyso sidii xal loogu heli lahaa dacwadda xuduudka Baddai…
Q/Midoobay ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dilkii saxafigii caanka ahaa ee u dhashay dalka Sacuudiga oo lagu dilay Qunsuliyadda…
Afar qof oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya ee April 2015 ayaa…
Dowladda Masar ayaa si qarsoodi ah oo degdeg u aastay madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo shalay geeriyooday xilli…
Geerida lama filaanka ah ee ku timid shalay madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi xilli uu ku jiray…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay geerida madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo maanta ku geeriyooday maxkamad…
