Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Donald Trump: “10 Daqiiqo ka hor ayaan joojiyey Weerarkii lagu qaadi lahaa Iiraan..” [Akhriso]

    Donald Trump: “10 Daqiiqo ka hor ayaan joojiyey Weerarkii lagu qaadi lahaa Iiraan..” [Akhriso]

    June 21, 2019Updated:June 21, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixiyey weerar la sheegay inuu Mareykanku ku qaadi lahaa Iiraan oo daqiiqadihii ugu danbeeyay uu joojiyey.

    Qoraallo is dabajoog ah oo uu dhigay bartiisa twitter ayuu Trump ku caddeeyay wixii dhacay xalay kadib markii ay Iiraan soo riday diyaarad Drone ah oo ah nooca wax basaasa, wuxuuna sheegay in ay go’aansadeen jawaab ka bixiyaan tallaabada Iiraan oo saddex bartilmaameed la weerari lahaa.

    “Markii ay weydiiyay imisa qof ayaa ku dhimaneysa howlgalka, wuxuu jeneraalka iigu jawaaay 150 qof mudane,. 10 daqiiqo ka hor duqeynta ayaan joojiyey.. ma ahayn jawaab ku haboon diyaarad aan cidna la socon. Anigu ma degdegsani, ciidamadeena waa diyaar garoobayaan, waxayna diyaar u yihiin inay tallaabo qaadaan..” ayuu qoraalkiisa ku yiri Madaxweyne Trump.

    Trump ayaa weerar ku qaaday wargeyska New York Times oo warkan qoray, isagoo ku eedeeyay inuu olole ka dhan ah isaga muddo dheer ku howlahaa, laakiin qoraalka Madaxweyne Trump ayaa u muuqday mid uu isku difaacayey markii lagu tilmaamay inuu awoodi waayey jawaab uu siiyo Iiraan.

    On Monday they shot down an unmanned drone flying in International Waters. We were cocked & loaded to retaliate last night on 3 different sights when I asked, how many will die. 150 people, sir, was the answer from a General. 10 minutes before the strike I stopped it, not proportionate to shooting down an unmanned drone. I am in no hurry, our Military is rebuilt, new, and ready to go, by far the best in the world. Sanctions are biting & more added last night. Iran can NEVER have Nuclear Weapons, not against the USA, and not against the WORLD!

    Iran Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamadii Xaaf oo laga celiyay Garoonka Dhuusamareeb & Wafdigi Wasiir Sabriye oo lagu soo dhoweeyay.
    Next Article Afgembi siyaasadeed miyey Ahlu-suna ku sameysay Xaaf.? [Maxaa ka socda magaalada Dhusamareb]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo