Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Q/Midoobay oo Warbixin Culus kasoo saartay Dilkii Jamaal Kashoqgi [Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay]

    Q/Midoobay oo Warbixin Culus kasoo saartay Dilkii Jamaal Kashoqgi [Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay]

    June 19, 2019Updated:June 19, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Q/Midoobay ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dilkii saxafigii caanka ahaa ee u dhashay dalka Sacuudiga oo lagu dilay Qunsuliyadda dalkaasi ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

    Warbixinta kasoo baxday maanta guddiga Q/Midoobay u qaabilsan baarista Dilalka ka baxsan sharciga oo ay madaxda u tahay haweeneyda lagu magacaabo Agnes Callamard ayaa lagu sheegay in dilka Jamal Kashoqgi uu ahaa mid la sii qorsheeyay oo ay ku lug lahaayeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga Mohamed Bin Salmaan, si toos ahna ay uga danbeysay dowladda Sacuudiga.

    Agnes Callamard oo ah khabiir dhinaca xuquuqda aadanaha qaabilsan ayaa warbixinteeda ku sheegtay in falka lagu dilay Saxafiga Sacuudiga ee ka dhacay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul uu Sacuudiga ku xad gudbay sharciyada diblomaasiyadda dunida, waxaana looga dalbaday Sacuudiga inuu raaligelin siiyo Dowladda Turkiga oo dhulkeeda denbigaasi laga fuliyey.

    Dilka saxafiga Jamal Kashoqgi ayay ku tilmaamay warbixinta Q/Midoobay inuu ahaa dembi weyn oo laga galay bani’aadamnimada loona baahan yahay in maxkamadaha dunida ay qaadaan, loona sameeyo maxkamada caalami ah, iyadoo Sacuudiga ku eedeysay inay hor istaagay cadaalad uu helo weriyaha la dilay, baaritaanka Sacuudiga ujeedkiisu ahaa in xaqiiqada lagu daboolo.

    Warbixinta Q/Midoobay Guddiga u qaabilsan Baarista Dilalka ka baxsan sharciga ee ay hoggaamiso Agnes Callamard ayaa si toos ah u sheegay inuu jiro xiriir ka dhaxeeya dilka Jamal Khashoqgi iyo dowladda Sacuudiga oo ahaa mid qorsheysan oo madaxda Sacuudiga ay fuliyeen.

    Agnes Callamard Istanbul UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXaqiiqada Ummxabdullah, Ruksana Ali iyo Hasanatofficial oo laga daba tegay. (Akhriso baaris yaab leh)
    Next Article Maxaa ka jira in Soomaalida kale Fiiso ku tegayaan Puntland? (Warkii Wasiir ku xigeenka Amniga.)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo