Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Diyaaradaha Dagaalka Imaaraadka oo Duqeyn ku laayey in ka badan 300 Ciidamada dowladda Yeman & Dad Shacab ah. [Faahfaahin]

    Diyaaradaha Dagaalka Imaaraadka oo Duqeyn ku laayey in ka badan 300 Ciidamada dowladda Yeman & Dad Shacab ah. [Faahfaahin]

    August 29, 2019Updated:August 30, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Diyaaradaha dagaalka Imaaraadka Carabta ayaa weerarro cirka ah ku qaaday ciidamada dowladda sharciga ah ee Yeman oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha fadhigiisu yahay dalka Sacuudiga Cabdi-rabi Mansuur Haadi.

    Wasaaradda Gaashaandhigga Yeman ayaa sheegtay in duqeynta diyaradaha dagaalka Imaaraadka ay dhaliyeen dhimasho iyo dhaawac gaaraya 300 qof oo ciidamo iyo shacab isugu jira, kadib markii ay duqeyn is daba joog ah ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda Yeman ee magaalada Cadan iyo Zanjibar; waxayna ugu baaqday dowladda Sacuudiga inay caddeyso go’aankeeda ku aadan dagaalka Dowladda Imaaraadka ku qaaday ciidamada dowladda Yeman.

    Weerarka diyaaradaha dagaalka Imaaraadka ku qaaday ciidamada Yeman ee ku sugan Cadan iyo Abyan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda Yeman ay dib uga qabsadeen xoogaga Imaaraadku taageerto ee Golaha gooni u goosadka Koonfurta Yeman inta badan labadaas magaalo.

    Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay weerar ku qaadeen kooxo argagixiso ah oo ku sugan magalooyinka Cadan iyo Abyan ee dalka Yeman weeraraduna ahaayeen kuwo is difaac ah.

    War uu soo saaray Madaxweynaha Yeman ayaa isna lagu eedeeyay in dowladda Imaaraadka ay weerar ku qaaday ciidamada dowladiisa Yeman, isla markaana ay taageereyso kooxo gooni u goosad ah, wuxuuna ku baaqay dowladda Sacuudiga inay joojiso gardarrada ay Imaaraadka ka wado dalka Yeman.

    Imaaraadka ayaa Koonfurta Yeman ka sameeyay ciidamo gaaraya 90-kun oo askari, kuwaasoo uu qalabeeyay, isla markaana taageero buuxda siiyo, kana amar qaata, waxayna dagaal kula jiraan ciidamada dowladda Yeman ee madaxweynaheeda dibad joogga yahay, kuwaasoo hore u qabsaday magaalada Cadan.

    Dowladda Yeman ayaa Golaha Amniga ee Q/Midoobay ka dalbaday inuu kulan degdeg isugu yimaado si xaaladda Yeman looga hadlo, iyadoo dacwad ka dhan ah Imaaraadka u gudbisay Golaha Amniga.

    ADAN Imaaraadka Saudi UAE Yeman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGolaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo Ansixiyey inaysan Aqoonsaneyn Doorashadii Axmed Madoobe
    Next Article Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo bixiyey Balanqaadyadiisii ugu horeeyay [Akhriso Saddex Qodob]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo