Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya ayaa waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada iyo Garsoorayaasha Maxkamadda ICJ.
Maxkamadda ICJ waxaa guddoomiye u ah Gasoore Soomaali ah oo lagu magacaabo C/qawi Ahmed Yuusuf, waxayna Kenya cabsi weyn ka qabtaa inuu saameyn ku yeesho dacwdaasi, iyadoo markii hore waday olole ay ku cabsi gelineyso maxkmadda isla markaana qoraalo badan u qortay Golaha amniga Q/Midoobay, Midowga Afrika iyo dhinacyo kala duwan.
INTERNATIONAL COURT OF JUSTICE
HADDABA KA AKHRISO 15-KA GARSOORE EE MAXKAMADDA ICJ AY LEEDAHAY IYO DALALKA AY KASOO JEEDAAN
President Abdulqawi Ahmed Yusuf
Somalia
Member of the Court since 6 February 2009; re-elected as from 6 February 2018; Vice-President of the Court from 6 February 2015 to 5 February 2018; President of the Court since 6 February 2018
Vice-President Xue Hanqin
China
Member of the Court since 29 June 2010; re-elected as from 6 February 2012; Vice-President of the Court since 6 February 2018
Judge Peter Tomka
Slovakia
Member of the Court since 6 February 2003; re-elected as from 6 February 2012; Vice-President of the Court from 6 February 2009 to 5 February 2012; President of the Court from 6 February 2012 to 5 February 2015
Judge Ronny Abraham
France
Member of the Court since 15 February 2005; re-elected as from 6 February 2009 and as from 6 February 2018; President of the Court from 6 February 2015 to 5 February 2018
Judge Mohamed Bennouna
Morocco
Member of the Court since 6 February 2006; re-elected as from 6 February 2015
Brazil
Member of the Court since 6 February 2009; re-elected as from 6 February 2018
Judge Joan E. Donoghue
United States of America
Member of the Court since 9 September 2010; re-elected as from 6 February 2015
Judge Giorgio Gaja
Italy
Member of the Court since 6 February 2012
Uganda
Member of the Court since 6 February 2012
Judge Dalveer Bhandari
India
Member of the Court since 27 April 2012, re-elected as from 6 February 2018
Judge Patrick Lipton Robinson
Jamaica
Member of the Court since 6 February 2015
Judge James Richard Crawford
Australia
Member of the Court since 6 February 2015
Judge Kirill Gevorgian
Russian Federation
Member of the Court since 6 February 2015
Judge Nawaf Salam
Lebanon
Member of the Court since 6 February 2018
Judge Yuji Iwasawa
Japan
Member of the Court since 22 June 2018