Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Browsing: Kiiska dacwadda Badda
Waxaa la shaaciyey xilliga la filayo in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka xukunka Dacadda Badda ee…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo bandhigay War-saxaafadeed ku sabasan sababta ay ku diiday Dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay ee…
Dowladdu waxay caayeysaa garaadka dadkeenna. 3 jeer ayaa dib loo dhigay dacwadda baddeenna ay Kenya nagu haysato.
1. Intii aan talada dalka haynay, qadiyadani waxay soo martay marxalado badan oo ku billowday in wadahadal lagu dayo, ayna…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwadda xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, isagoo ku eedeeyay…
Dowladda Somalia ayaa xaqiijisay in haweeneydii Qareenka ahayd ee Soomaaliyeed, kana mid ahayd kooxda Soomaaliya ka difaacaysa Kiiska Badda ee…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar oo si dhow ula socday dacwadda xuduudka badda ee Soomaaliya iyo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa niyad jab ka muujiyey dib u dhigista markii labaad…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aanka ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ay mar kale dib ugu dhigtay…
Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia…
War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go’aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay…
Dowladda Kenya ayaa dalab cusub u dirtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ICJ, iyadoo ka codsatay in dib loogu dhigo…
Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo…
Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta maalintii ugu danbeysay ee loo qabtay inay gudbiso jawaab ku saabsan kiiska dacwadda Badda Kenya…
Iyadoo ay maanta dacwadii Badda ka bilaabaneyso maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka ayaa la is weydiinayaa cidda muranka gelisay.
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa waqti u qabatay xilliga ay bilaabaneyso Dacwadda ku saabsan Kiiska Badda ee dhex yaala dowladaha Soomaaliya…
