Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka baxdo Dacwadii..

    Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka baxdo Dacwadii..

    September 5, 2019Updated:September 5, 20192 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay isaga baxdo dacwadda Xuduudka Badda ee ay ku sheeganeyso Badda Soomaaliya.

    Xeer ilaaliyaha oo goor dhoweyd ka hadlay xaflad ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Kenya ay la timid qorsheyaal ay dooneyso inay ku carqaladeyso dacwadda dib uga furmeysa maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ, iyadoo xilligan qarka u saaran inay ka baxdo Kiiskan oo dhan.

    “Bisha 9-keeda waxaa Hague ka furmaya Dacwadii Somalia ee Kenya ee muran badeedka oo macnaheedu yahay dhulkan aad idinku leedihiin xoog ayaan idinkaga qaadaneynaa… waxay isku dayday dowladda Kenya caqabado fara badan oo dacwadda lagu hor istaagi karo, caqabadii ugu danbeysay waxay ahayd in Talaadadii ay u gudbiyeen Maxkamadda in muddo sanad ah ay dib ugu dhigto dacwadda si ay ugu diyaar garoobaan, waxay sabab ka dhigeen inay bedeleen qareenadii hore.. Dowladda Somalia 24 saac gudahood ay uga jawaabtay, waxayna caddeysay in dacwadii sideeda loo dhageyso oo aan dib loo dhigin…” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha oo sheegay inay rajeynayaan inay Maxkamadu ay diidi doonto codsiga Kenya.

    Wafdiga dowladda Somalia ee ka qeyb gali doona dhageysiga dacwada ayuu sheegay inuu hoggaamin doono Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, iyadoo ay filayaan in goaan kasoo baxo maxkamadda 24-ka saac ee soo socda ayna rajo ka qabaan in codsigooda la dhageyso, iyadoo go”aanka maxkamadda uu soo baxayo muddo ilaa lix bilood ah.

    Dacwadda Kenya iyo Somalia ee xuduudka Badda oo la muddeeyay 9-ka Bishan September inay dib u bilowdo, iyadoo aan la ogeyn waxa uu noqon doono goaanka Maxkamadda ICJ kadib codsiga Kenya iyo diidmada Dowladda Somalia.

    Hague ICJ Kenya-Somalia maritime row Kiiska dacwadda Badda Xeer ilaaliyaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Maxaa ku qarsoonaa Xariga Wasiir C/rashiid Janan? (Qorshihii fashilmay ee Doorashada Jubbaland)
    Next Article Golaha Wasiirada Jubbaland oo War Cusub kasoo saaray Xariga C/rashiid Janan & Xayiraadda Garoonka Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo