Browsing: Caalamka
Waxaa saaka magaalada Nairobi maxkamad lagu soo taagay Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid iyo saddex qof oo kale, kadib markii ciidamada…
Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go’aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in…
Ciidamada Dalka Qatar ayaa helay qeybtii ugu horeysay diyaaradaha dagaalka ee Rafale oo Faransiisku sameeyo, kuwaasoo lagu soo bandhigay xaflad…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay xalay gurigiisa ka qabteen Dr Ibraahim…
Warbixin uu maanta qoray wargeysa Standardmedia ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegay inuu jiro liis aan la shaacin…
Iyadoo dalal badan oo dunida muslimka ka mida ay maanta u dabaal degayaan maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ayaa dalal…
Aadan Barre Ducaale oo ah hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka iyo siyaasiga Soomaalida Waqooyiga Barri ee xilka ugu sareeya ka haya Kenya…
Iyadoo dowlado badan oo dunida muslimka looga dhawaaqay in maalinta Berri ay tahay ciidul fitri ayaa dalka Kenya oo Soomaali…
Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul…
Inta badan dalalka Aasiya ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo…
Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa dadweynaha dalkaasi ka codsatay inay raadiyaan dhalashada Bisha Shawaal (Soonfur), dhammaan gobollada dalkaasi.
Ciidamada Suudaan ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday goob ay deganaayeen bannaanbaxayasha dimoqraadiyad doonka dalka Suudaan ee kasoo horjeeda xarunta…
Madaxweyne Donald Trump ayaa saaka ka degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo xalau ka duuley garoonka Milatariga ee Joint…
Wasiirka Arrimaha dibadda Qatar Mohamed Bin Abdirahmah Althani ayaa caawa ka hadlay mowqifka dowladda Qatar ee go’aanadii kasoo baxay shirarkii…
Dowladda Qatar ayaa ka hor timid go’aannadii kasoo baxay shirarkii degdega ahaa ee dalalka Khaliijka iyo Jaamacadda Carabta ee ka…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu dhexdhexaadin ka sameeyo xiisad diblomaasiyadeed u dhaxeysa dalalka…
Ciidamada Amniga Kenya oo qabtay Xubin tirsan Alshabaab-ka Kenya oo damacsanaa inuu galo Garoon ay..
Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Kenya ayaa xiray nin ka tirsan Alsahbaab oo hore uga baxsaday, isla markaana la raadinayey xilli…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa caawa tegay Masjidka Jamia Mosque ee magaalada Niarobi, isagoo muslimiinta kala qeyb galay afurka iyo…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa wakiil cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kadib muddo lix bilood ah oo…
Sida lagu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalada Nairobi dowladda Kenya ayaa habeenkii Isniinta kuu qabatay garoonka…
