Browsing: Caalamka
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday in alaab xamuul ah oo aan cidka la socon ay uga timaado Soomaaliya, sida lagu sheegay…
Itoobiya ma dalal madax bannaan ayey u aqoonsan tahay Somaliland iyo Puntland? [Daawo gefkii labaad]
Website-ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa mar kale laga helay gef kale oo halis ku ah madaxbanaanida iyo Qaranimada iyo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Itoobiya ayaa khalad si kedis ah u dhacay ku tilmaantay sawir ahaa khariirad (Map) dood xoog…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa website-keeda rasmiga ah ku faafisay Khariirada Afrika oo laga tiray Somalia iyadoo lagu daray dalka…
Haweeneydii ugu horeyay ee asalkeedu Somali yahay oo xijaab qaadatay Raaqiya Ismaaciil ayaa 16-kii bishan May 2019 loo doortay Guddoomiye…
Qarax ayaa ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, kadib waxyaabo qarxa o la dhigay wadada Victor-Hugo , waxaana la…
Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerar la sheegay in Xuuthiyiinta Yeman ay ku qaadeen dalka Sacuidiga, iyadoo gantaal…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si la yaab leh oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd…
Boqorka Sacuudiga Salmaan bin Cabdulcasiis ayaa shir degdeg isugu yeeray madaxda Golaha iskaashiga dalalka Khaliijka iyo hoggaamiyeyaasha dalalka Jaamacadda Carabta.
Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 35 qof ayaa maanta dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho, kadib markii ay muddo ku xirnaaeen…
Waxaa magaalad Nairobi looga dhawaaqay isbaheysi dhaqaale oo ay yeesheen dalalka Jabuuti, Itoobiya, Uganada iyo Suudaanta Koonfureed, iyagoo ku heshiiyay…
Nin Soomaali ah oo deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad ka dacweeyay Taliye ka tirsanaa dowladii Siyaad Barre…
Afhayeenka ciidamada Yeman ee kooxda Xuuthiyiinta ayaa goor dhoweyd war kasoo saaray weerar ay diyaaradaha is-wada ee Drone-ka saaka ku…
Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in diyaaradaha is-wada ee Drone-ka oo waxyaabo qarxa ay ku rarran yihiin ay weerar ku qaadeen…
Mas’uul ka tirsan Waaxda Duulimaadyada dalka Kenya ayaa shaaciyey sababta keentay in Kenya ay Garoonka Wajeer u weeciso diyaaradaha ka…
Shacabka Kenyaanka ayaa baraha bulshada ka baafinaya Madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta oo muddo laga waayey fagaarayaasha, isagoo markii ugu danbeysay…
Dowladda Soomaaliya ay war ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahya go’aanka ay dowladda Kenya ku gaartay in…
Dalalka dunida ayaa ku kala duwan saacadaha maalinta iyo habeenka, iyadoo dalalka Yurub ay ka mid yihiin dalalka maalintii ay…
Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay hakad galineyso fulinta heshiiskii Nuclear-keeda, kadib markii uu sii kordhay cadaadiska uga imaanaya dalka…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay keyd baaxad leh oo Gaaska dabiiciga ah, kaasoo laga helay degaanka Soomaalida Itoobiya.
