Browsing: Caalamka
Amiirka dowladda Qatar Amir Tamin Bin Hamad Althani ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo uu siinayo dadka reer Falastiin munaasabadda…
Dalka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in la arkay bishi Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyada, isla markaana dalkaasi laga soomi doono…
Dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in la waayey bishii Ramadaan ee maqribnimadii Caawa laga raadiyey Gobollada Boqortooyada, iyadoo go’aan ay…
Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa dib ula soo noqday saddex degmo oo la hoos geeyay is-maamulka…
Wararka laga helayo dowlad degaanka Soomalaida ayaa sheegay in dad gaaraya 11 ruux oo Soomaali ah lagu laayay gobolka Siti…
Boqorka dalka Thailand King Maha Vajiralongkorn ayaa guursday gabar ka mid ahayd ilaaladiisa, horena u ahayd haweenka ka shaqeeya adeegga…
Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa dhowaan uu qoray warbixin uu cinwaan uga dhigay “Askarta…
Dowladda Turkiga ayaa uga digay Mareykanka inuu liiska argagixisada ku daro ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ka jira dalal badan oo…
Askari Somali Mareykana ah oo ka tirsanaa Booliska magaalada Minneapolis ayaa lagu helay inuu geystay fal dil ah, kadib dacwad…
Aqalka Cad ayaa maanta sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ka fikirayo inuu ururka Akhwaanul Muslimiin uu ku daro…
Hoggaamiyaha ururka khilaafada Islaamiga ee ISIS Abubakar aAl-Baqdaadi ayaa markii ugu horeysay muddo 5 sano muuqaalkiisa lasoo saaray, iyadoo hore…
Waxaa maanta ka furmay Caasimadda Muqdisho Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayna…
Mid ka mida laba basaas oo lagu eedeeyay inay u shaqeynayeen dalka Imaaradka Carabta oo bishan horaanteedii lagu qabtay magaalada…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ahna hoggaaminaya xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Kenya u jooga…
Waxaa la filayaa in maalinta Berri ee Isniinta uu magaalada Muqdisho ka furmo Shirweynaha Bed-qadbka Fikirka iyo la dagaalanka Xag-jirnimada…
Duqii hore ee magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya Mr. Evans Kidero ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu eedeeyay musuqmaasuq…
Dagaalk afka ah ayaa ka dhex qarxay orodyahannada heer caalami ee Mo Farah oo UK u tartamaya iyo Haile Gebrselassie…
Saddex kamid ah Jeneraallada ugu sarreeya Golaha Sare ee militariga Suudaan ayaa xilka iska casilay, kadib markii ay cadaadis kala…
Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarradii Axaddii lagu qaaday kaniisado iyo hoteello ku yaalla dalka Srilanka oo ay ku dhinteen…
