Browsing: Caalamka
Waxaa la aqoonsaday kooxdii ka danbeysay qaraxyadii is daba joogga ahaa ee Axadii ka dhacay Dalka Sri Lanka oo hay’adaha…
Waxaa si aan la fileyn madaxweyne loogu doortay dalka Ukraine nin majaajileyste ah oo caan ka ahaa dalkaasi, kaasoo lagu…
Dadka ku dhintay qaraxyadii ka dhacay dalka Sri Lanka ayaa sare u dhaafay 290 qof, kadib maalin ay dalkaasi jasiirada…
Qarixii 8aad ahaa ka dhacay magaalada Colombo ee dalka Srilanka oo maanta ay ruxeen qaraxyo is daba joog ah oo…
Dad badan ayaa ku dhintay qaraxyo is daba joog ah oo lagu qaaday Kaniisado iyo hoteello ku yaalla dalka Srilanka,…
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in magaalada Istanbul lagu qabtay laba qof oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta,…
Ra’iisal wasaaraha dalka Mali iyo xukuumadiisa ayaa is -casilay wax yar ka hor iyadoo la qorsheeyay in Baarlamaanka dalkaasi uu…
Wasiirada Arrimaha Dibadda dallaka Soomaaliya iyo Masar Axmed Ciise Cawad Saami Shukry oo wadahdal ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa kala…
Warbixinta Guddiga madaxa banaan ee uu madaxda ka ahaa Robert Mueller ee baaritaanka faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii Mareykanka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub oo xukuumadiisa ka mid noqonaya, iyagoo xilalkii laga qaaday…
Madaxweynihii Suudaan ee xilka laga tuuray ayaa la sheegay in xabsi la dhigay, iyadoo uu markii hore xabsi guri ku…
Wararka laga helayo dalka dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad dalkaasi u dhalatay ay xalay goobtiisa ganacsi ee Magaalada…
Dab xoog leh ayaa qabsaday Kaniisada caanka ah ee Notre Dame cathedral oo ku taalla bartamaha magaalada Paris, kaasoo weli…
Waxaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka dood ka dhalatay haweeneyda Soomaaliga ah ee kamida Koongareeska Mareykanka…
War kasoo baxay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa looga dalbaday Golaha Milateriga Suudaan ee la wareegay talada dalkaasi…
Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Milateriga dalka Suudaan ee talada dalkaasi la wareegay Gen. C/fataax Burhaan ayaa soo saaray bayaankiisii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in Agaamisimihii Nabadsugidda iyo Sirdoonka dalkaasi uu xilkii iska casilay.
Madaxweynaha cusub ayaa loo dhaariyey Golaha Milateriga ee la wareegay talada dalka Suudaan, kadib marii uu 24 saac gudahood isku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in madaxweynihii cusbaa ee Suudaan oo ahaa madaxa Golaha sare ee Milateriga dalkaasi qabsaday…
Guddiga siyaasadda Golaha Ciidamada la wareegay talada dalka Suudaan ayaa shir jaraa’id ay maanta qabteenuga hadleen qorshahooda iyadoo sheegay in…
