Browsing: Caalamka
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba oo dabley lagu tuhunsan yahay Alshabaab ay kasoo afduubteen…
Fal kale oo lagu oo Toorey lagu dilay wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka dhacay magaalada London ee dalkl Ingiriiska,…
Afgembigii ka dhacay dalka Suudaan Khamiistii 11-ka April 2019 wuxuu soo gabagabeeyay xukuntii 30-ka sano soo jiray ee Madaxweyne Jeneraal…
Koox hubeysan aya weerar ku qaaday dhaqaatiir ajanbi ah oo ku sugnaa magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya, iyagoo dilay…
Ciidamada Milterigaa Suudaan ayaa ku dhawaaqay in xukunka dalkaasi ay la wareegeen, kadib afgembi saaka ka dhacay, iyadoo la xiray…
Booliska UK ayaa gacanta ku dhigay Aasaasaha shabadda xogaha dowladdaha ku caan baxday ee Wikileaks ninka lagu magacaabo Julian Assange…
Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimadii Midowga Boostada Adduunka (Universal Postal Union -UPU), waxaana laga qaaday xayiraad saarneyd Boostada…
Ciidamada dalka Suudaan ayaa xir- xiray mas’uuliyiin iyo saraakiil aad ugu dhowaa madaxweynaha Suudaan ee la sheegay inuu xilka ka…
Iyadoo xaaladda dalka Suudaan ay kacsan tahay, isla markaana ay talada la wareegeen ciidamada dalkaasi ayaa warar kala duwan kasoo…
Warark laga helayo magaalada Khrtoum ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ciidamada milateriga dalkaasi ay talada la wareegeen.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmaya La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka ee dhinaca amniga John Bolton, isagoo sidoo…
Laba gole ee Baarlamaanka dalka Algeria ayaa anxisiyey inuu dalkaasi madaxweyne Kumeelgaar ah ka noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Bin Saaleh,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si jeesjees ah u weerarray haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka mida Koongareeska Mareykanka xilli…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreb ayaa goor dhweyd soo gaaray…
Dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd shaacisay warbixinta baaritaankii lagu sameeyay diyaaradda Ethiopian Airlines ee burburtay bishii Maarso, kadib markii ay…
Dalka Brunei Darusalam oo ah dal yar oo qani ah kuna yaalla Aasiya ayaa ku dhawaaqay in Arbacadii 3 April…
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya Axmed Ciise Cawad iyo Monica Juma ayaa wadahadal ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo…
Madaxweynihii dalka Aljeeriya C/casiis Butatliiqa oo ahaa 82 sano jir xanuunsan oo xaaladiisa caafimaad ay liidato ayaa ku dhawaaqay inuu…
Xisbiga AK party ee madaxweynaha Turkiga Rajab Erdogan ayaa looga adkaaday doorashada dowladaha hoose ee magaalooyinka waaweyn ee dalka Turkiga,…
Nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xaaskiisa ku dilay dalka Mareykanka horaantii bishan Maarso 2019 ayaa lagu qabtay…
