Browsing: Caalamka
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar toorey ah geystay oo dilay qof dhalinyaro ah u baxsaday masjidka…
Dacwadii ugu horeysay ayaa lagu soo oogay shirkadda diyaaradaha Boeing oo sameysay diyaaradii Boeing 737 Max 8 ee Ethiopian Airlines,…
Xildhibaan Soomaali ah ayaa ku kacay fal dil ah oo ka dhacay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Kenya, isagoo wadahadal la leh madaxweynaha dalkaasi Uhuru…
Diyaarad rakaab oo ku sii jeeday dalka Mareykanka ayaa degdeg loo dejiyay kadib markii halka diyaaradaha laga hago lagu arkay…
Baaraha gaarka ah ee Robert Muller oo loo saaray arrinta muranka badan ka taagnaa ee lugtii uu Ruushku ku yeeshay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in dhulgariir laga dareemay magaalooyin ka mida dalka Kenya oo ay ka mid…
Baroordiiq loo sameeyay dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ayaa si weyn loo…
Aas iyo Baroordiiq duco ah ayaa loo sameeyay dadkii jimcihii hore lagu xasuuqay laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ka degay Magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo booqashadan ay tahay mid rasmi…
Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay…
Wafdi ka socday dalka dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Cismaan Saalax Maxamed uuna ka mid yahay…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo dalka Holland ayaa sheegaya in ugu yaraan 3 qof lagu dilay dad kalena lagu…
Wararka laga helayo dalka Holland ayaa sheegaya in nin hubeysan uu weerar ku qaaday xarun tareenada laga raaco oo ku…
Dowladda Eritrea ayaa war kasoo saartay socdaalka aan hore loo sii shaacin ee ay maanta magaalada Hargeysa ku tageen wasiirka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh…
Xogtii ugu horeysay oo laga helay Sanduuqa madow Diyaaradii Ethiopian Airlines [Maxaa laga ogaaday?]
Kadib baaritaan socday muddo toddobaad ah ayay mas’uuliyiinta dowladda Itoobiya shaaciyeen in xogtii ugu horeysay laga helay Sanduuqyada Madow ee…
Waxaa si weyn warbaahinta dunida u qabsaday wiil Australian ah oo Ukun ku weerarray xildhibaan xagjir ah oo ka tirsan…
Arrrimihii naxdinta lahaa ee laga soo weriyey weerarkii lagu qaaday Masjiska Alnuur ee magaalada Christchursh ee dalka New Zealand waxa…
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Villa…
