Browsing: Caalamka
Ra’iisal wasaaraha dalka New Zealand haweeneyda lagu magacaabo Jacinda Ardern ayaa xijaab xiratay iyadoo tacsi ugu dagtay dadkii muslimiinta ahaa…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta la xiray iyadoo ay socoto qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta…
Ninka Caddaanka Cunsuriga aha ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dad muslimiin ah oo ku tukanayey masjid ku yaala dalka…
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta Berri ee Sabtida ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadka muslimiinta ah ee lagu laayey weerarkii lagu qaaday masjidka ku…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ugu danbeyn ka hadlay, warka nasoo saaray dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku…
Madaxda Caalamka ayaa si weyn u cambaareeyay, kuna tilmaamay fal laga naxo oo argagixiso ah weerarkii lagu qaaday laba masjid…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ku…
Wararka laga helayo dalka New Zealand oo maanta weerar lagu qaaday Masjidyo dad muslimiin ah ku tukanayeen ayaa sheegaya in…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarkii dalka New Zealand ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay 20 kalena dhaawacyo ayaa kasoo…
Baarlamaanka Kenya ayaa baaritaan ku bilaabay fadeexad kasoo shaac baxday dhismaha Derbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xuduudka Soomaaliya, kadib…
Aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa si aan hore loo arag oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar maamulka Madaxweyne Trump…
Baraha bulshada ku xiriirto ee caalamiga ah ayaa xalay cilad qabsatay markii ay shaqeyn waayeen FACEBOOK iyo INSTAGRAM oo ah…
Duuliyihii waday diyaaradii Ethiopian Airlines Boeing 737 Max 8 ee ku burburtay duleedka magaalada Adis Ababa ayaa la shaaciyey in…
Dalalka Itoobiya iyo Faransiiska ayaa kala saxiixday heshiisyo milateri iyo dhaqaale, kadib booqashadii ugu horeyay ee madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhex galay xiisad ka dhex aloonsantay dalalka Uganda iyo Rwanda, isagoo socdaallo ku kala bixiyey…
Su’aallo badan ayaa ka dhashay badbaadadda nooceedu yahay Boeing 737 MAX 8, kadib markii ay ku dhacday dalka Itoobiya 10-kii…
Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay madaxweynaha Algeria C/casiis Butafliqa ayaa lagu caddeeyay inuu isaga haray tartankii doorashada dalkaasi oo markii…
Sii-hayihii taliyaha ciidamada Booliska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya Christine Alalo, ayaa la xaqiijiyey inay ka mid ahayd dadkii ku…
Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay shilkii Diyaaradeed ee Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku…
