Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dilaagii Caddaanka ahaa oo isagoo Dhoola-caddeynaya Maxkamad lasoo taagay [Daawo calaamad uu muujiyey]

    Dilaagii Caddaanka ahaa oo isagoo Dhoola-caddeynaya Maxkamad lasoo taagay [Daawo calaamad uu muujiyey]

    March 16, 2019Updated:March 16, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ninka Caddaanka Cunsuriga aha ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dad muslimiin ah oo ku tukanayey masjid ku yaala dalka New Zealand ayaa maxkamad la horkeenay, iyadoo lagu eedeeyay dil bareer ah.

    Ninkan oo lagu macgaabo Brenton Tarrant, ahna 28 jir una dhashay dalka Australia ayaa kasoo la geeyay maxkamadda, isagoo xiran Dharka cad Cad ee maxaabiista, waxaana ku xirneyd katiinad, iyadoo ay dhinacyda ka socdeen laba askari oo ka mida ciidamada Booliska.

    Nikan ayaa heystay afar Qori oo laba ka mida ay darandoori u dhacaan, kuwaasoo uu sharci u heysatay, wuxuuna Jimcihii shalay laayey 48 qof, isla markaana 40 kale dhaawacay. dilaaga weyn ee Tarrant ayaan qiran denbiga uu galay, waxaana lagu wadaa in 5-ta April markale maxkamadda dib loo horkeeno.

    Dilaaga oo ka tirsan caddaanka mayalka adag ee isla weyn ayaa maxkamadda dhexdeeda ku soo bandhigay calaamadda ay isku gartaan kooxaha Cunsuriyiinta ah, wuxuuna ahaa qof dhoola-caddeynaya xilligii maxkamadda la geeyay.

    Ammaanka guud ee magaalada Christchurch ayaa la adkeeyey. Waxaana la xiray dhammaan masaajidda kuyaal New Zealand, waxaana dalkaasi oo aanau hore uga dhicin falal noocan ah uu ku dhawaaqay in wax laga bedelayo sharciga iibsashada iyo heysashada hubka.

    Accused Christchurch massacre gunman Brenton Harrison Tarrant (pictured) has made a white power gesture from behind a glass window, during a brief appearance in court

    Dilaaga oo ka tirsan caddaanka mayalka adag ee isla weyn ayaa maxkamadda dhexdeeda ku soo bandhigay calaamadda ay isku gartaan kooxaha Cunsuriyiinta ah, wuxuuna ahaa qof dhoola-caddeynaya xilligii maxkamadda la geeyay.
    Flanked by two much taller armed security officers, Tarrant smiled faintly as he stood behind a small glass barrier which came up just above his eyes.
    Tarrant, 28, originally from Grafton, New South Wales but more recently a resident of Dunedin on New Zealand¿s South Island, was dressed in a white custody outfit with a black sash around his waist
    A man wearing military fatigues (pictured) was arrested outside Papanui High School. Police confirmed on Saturday that they had released the man who had taken a gun as protection when he went to pick up his kids from school


    Brenton Tarrant Christchurch New Zealand Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Jabuuti oo Magaalada Muqdisho kusoo wajahan & ujeedada socdaalkiisa..
    Next Article Wadooyinka Muqdisho oo la xiray & Qabanqaabada Soo-dhoweynta Madaxweynaha Jabuuti oo… [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo