Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaa ka khaldan Diyaaradda rakaabka ee Boeing 737 MAX 8? [11 Dal oo joojiyey Duulimaadkeeda]

    Maxaa ka khaldan Diyaaradda rakaabka ee Boeing 737 MAX 8? [11 Dal oo joojiyey Duulimaadkeeda]

    March 12, 2019Updated:March 12, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Su’aallo badan ayaa ka dhashay badbaadadda nooceedu yahay Boeing 737 MAX 8, kadib markii ay ku dhacday dalka Itoobiya 10-kii Maarso iyadoo ay ku dhinteen 157 qof oo saarnaa.

    Shilka qabsaday diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa yimid shan bilood gudaheed markii ay dhacday diyaarad kale oo nooceeda ah, taasoo ku dhacday dalka Indonesia iyadoo ay lahayd shirkadda Lion Air, waxaana diyaaraddaasi ku dhintay 189 qof oo saarnaa.

    Shirkada Boeing ee diyaaraddan sameysay ayaa baaritaanta ka kaalmeyneysa Haya’dda socdaalka Itoobiya, iyadoo baaritaankii hore ee dalka Indoneisa aan faahfahain laga bixin, waxaana shakigan uu keenay in shirkado badan ay joojiyaan adeegsiga diyaaradan ilaa inta laga hubinayo xaaladeeda.

    Shirkadaha diyaaradaha Itoobiya, China, Indonesia, South Africa, Thialand, Mexico, Comoro, Singapore, Argentina, Mexico iyo Brazil ayaa hakiyay isticmaalka diyaaraddaasi Boeing 737 Max 8; laakiin waxa duulimaadkeeda sii wada shirkado kale oo diyaaraddan 737 Max 8 adeegsada sida Mareykanka, Norway, UAE iyo dalal kale kadib markii shirkadda Boeing ay sheegtay in ay ammaan tahay.

    Saamiyada shirkadda Boeing ayaa Isniintii hoos u dhacay 13% kadib markii uu shilku qabsaday diyaaradda Ethipian Airlines, waxaana dowladda Mareykanka ay sheegtay inay baaritaan dheeraad ah sameyneyso. Suuqa ugu weyn ee diyaaraddan ayaa ah dalka Shiinaha iyadoo jug xoog leh ay soo gaareyso shirkadda Boeing.

    Wasiirka gaadiidka Mareykanka Elaine Chao ayaa sheegay in la qaadi doono tallaabo degdeg ah oo macquul ah haddii diyaaraddaasi lagu arko wax cillad ah oo sababaya in ay mar kastaa burburto.

    Diyaaraddan ayaa ah nooc cusub oo suuqa soo gashay sanadkii 2017, waxaana iibsaday shirkado fara badan oo u xishay isticmaalka shidaalka oo la yareeyay, laakiin nidaamyada ay ku shaqeyso ayaa la sheegay inaysan weli duuliyeyaasha tababarro buuxa u heysan.

    Graphic showing the Boeing 737 Max 8 plane
    Boeing Boeing 737 Boeing 737 MAX 8 Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabab oo shaacisay inay sarkaal Mareykanka ku dishay Weerarkii Daarusalaam, Sh/hoose
    Next Article Wiil iyo Aabihii oo laga afduubtay Gobolka Galgaduud & Alshabaab oo lagu eedeeyay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo