Browsing: Caalamka
War ay baahiyeen warbaahinta Kenya ayaa sheegaya in Hay’adda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da ay qaadatay maydadkii dagaalamayaashii Alshabaabe ee weerarka…
Madaxweynaha Mareykankla Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah si uu dhaqaale ugu helo Derbiga muranka badan dhaliyey ee…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga…
Wararka laga helayo Gobolka Waqoyi Bari Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shaabab ay xalay saqdii dhexe kadib weerar ku qaadeen…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay madaxweyeaha Mareykanka Donald Trump oo ugu baaqay inay…
Waxaa baraha bulshada si weyn loogu hadal hayey dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo shalay ku tukaday…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray weerarka afka ah ee lagu qaaday gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka…
Gabadha asalkeedu yahay Soomaali ee ka tirsan Aqalka Koongareeska ayaa weerar culus kala kulantay ereyo ay baraha bulshada soo dhigtay…
Xisbiga Xoreynta Dalka ee dalka Aljeeriya aya ku dhawaaqay maanta in madaxweynaha dalkaasi C/casiis Butafliqa uu mar shanaad u tartami…
Xaflad ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey ciidamadii ururka ONLF ee dagaalka kula jirtay…
Siyaasi garabka midig ee cunsuriyeen dalka Holland ka tirsan oo si weyn uga horjeeday diinta islaamka ayaa noqday muslim.
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalooyin ka tirsan…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Xaaskiisa ayaa loo ogolaaday inay korsadaan oo aabe iyo hooyo u noqdaan canug agoon…
Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay si guul leh ku tijaabisay Gantaal ay sameysatay oo riddadiisu meel dhexe tahay, kaasoo…
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday inay ka baxeyso heshiiska xakameynta hubka Nuclear-ka ee kala dhaxeeyay Ruushka, kasoo quseeya Gantaalaha ridadda…
Shabeel ku fakaday magaalo ku taalla dalka India ayaa dhaliyey dagaal muddo lix saacadood ah ka dhex socday dadka magaaladaasi…
Ciidamada dowladda Qatar ayaa dhoolatus milateri la sameeyay dalalka Turkiga iyo Mareykanka isla hal maalin oo ahayd shalay 30-kii Janaayo…
Xildhibaan hore u soo noqday wasiir ayaa xabsi lagu xukumay kadib markii lagu helay inuu barabha bulshada ku faafiyey warar…
Dowladda boqortooyada Midowday ee UK ayaa maanta safiir cusub u soo magacowday dalka Soomaaliya, kasoo bedeli doona safiirkii hor oo…
Maxay Magaalada Mandheera ku kala saxiixdeen Wasiirada Arrimaha Dibadda Somalia & Kenya..? [Sawirro]
Guddiga heerka wasiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka dhacay magaalada Mandheera ee Waqooyio Bari Kenya, iyadoo ay labada…
