Browsing: Caalamka
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Madaxweynaha Uganda Yowerki Musaveni ayaa sheegay inay dunida ka jiraan dalal dhowr ah oo aan dowlad lahayn, sida Soomaaliya oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasoo ka dhashay waxyaabaha qarxa…
Wararka laga helayo magaalada Nariobi ayaa sheegaya in qarax ka dhacay meel u dhow Shineemo uu geysay qasaare.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo…
La-taliye madaxdweynaha Mareykanka ee dhinaca ololaha doorashada Roger Stone ayaa xabsiga loo taxaabay markii lagu soo eedeeyay shan kiis oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaey qasab ku noqotay inuu dib u dhigo khudbadii Xaaladda Qaranka Federaalka Mareykanka, kadib markii ay…
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar ayaa xilalkii ak qaaday qaar ka mida wasiiradiisa kadib kulan uu maanta…
Dacwad oogayaasha dowladda federaalka Mareykanka ayaa xiray saddex nin oo deganaa gobolka Michigan ee dalkaasi, iyadoo loo heysto shirqool ku…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii Itoobiya la…
Xiisad siyasadeed ayaa ka taagan magaalad Jigjiga ee xarunta dowladda Somali State ee dalka Itoobiya, kadib markii la sheegay inay…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay in hubkii lagu weerarray hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ay lahayd dowladda Soomaaliya.
Shirkadda Ethiopian Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho & Baaritaan ku socda Nin loo qabtay…
Shirkadda Eithopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku imaan jirtay magaalada Muqdisho, kadib dhacdo ka dhacday garoonka Adan Cadde ee…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar kale ku qaaday gudaha dalka Kenya, sida uu shaaciyey Booliska dalkaasi oo sheegay in xalay dabley hubeysan…
Booliska dalka Kenya ayaa raadinaya 8 qof oo loo heyso weerarkii 15-kii Bishan Janaayo ka dhacay dhismaha Dusit D2 ee…
Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay hindiseyaal cusub oo uu doonayo in loogu ogolaado lacagta uu ku dhiso Derbiga…
Weriyaha caanka ah ee C/maalik Muuse Coldoon oo jimcihii lagu xiray magaalada Gaashaamo ee maamulka Somali State ayaa la sheegay in…
Dembi oogaha dalka Kenya ayaa shaaciyey magacyada dadka loo xiray inay ku lug lahaayeen oo ay maleegeen weerarkii Hotelka Dusit…
Rafah Maxamed Alqanun waxay ahayd gabar Sacuudiyaan ah oo toddobaadkii ugu danbeeyay wararkeeda qabsadeen warbaahinta caalamka, siiba reer Galbeedka markii…
