Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xiisad siyaasadeed oo soo wajahday Mustafe Cagjar & Dowladda Federaalka Itoobiya oo faragelisay

    Xiisad siyaasadeed oo soo wajahday Mustafe Cagjar & Dowladda Federaalka Itoobiya oo faragelisay

    January 23, 2019Updated:January 23, 20191 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xiisad siyasadeed ayaa ka taagan magaalad Jigjiga ee xarunta dowladda Somali State ee dalka Itoobiya, kadib markii la sheegay inay isku dhaceen dowladda Federaalka Itoobiya iyo maamulka madaxweyne Mustafe Cagjar.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in xiisadda siyaasadeed ay soo baxday markii uu dib u dhac ku yimid xisbiga talada haya ee Maamulka Soomaalida, kadibna muddo laba jeer ah looga yeeray magaalada Addis ababa, waxaana la sheegay in shirarkii Addis abba ay fashilmeen.

    Madaxweynaha Somali State Mustafe Cagjar ayaa caqabad kasoo wajahday guddoomiyaha xisbiga Axmed Shiddo oo dhinaca kale ah wasiir ka tiran xukuumadda Itoobiya, wuxuuna salka ku hayaa xubno ka mid ahaa maamulkii Cabdi Iley oo uu xiray Mustafe Cagjar.

    Maanta ayaa la filayaa inay shir  yeeshaan Golaha wasiirrada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana muuqata in magaalada Jigjiga ay soo food saartay degganaansho la’aan siyaasadeed, markii Mustafe Muxumad Cumar uu ka baxay shirarkii A Addis Ababa ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Axmed Shide.

    Khilaafka cusub ee soo kala dhex galay dowladda Federaalka ee Itoobiya iyo maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee uu hoggaamiyo Mustafe Cagjar ayaa imaanaya iyadoo uu xilka madaxweynaha muddo shan bilood ah uu hayo Mustafe Cagjar.

    Addis Itoobiya Jigjiga Mustafe Cagjar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo Farriin u diray Madaxda dowladda Somalia: “Dowlad Gacan-adag ku qabata waxaan ka dhaxalnay…” [Daawo]
    Next Article Sarkaal ka tirsaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo lagu dilay Muqdisho & Alshabaab oo sheegatay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo