Browsing: Caalamka
Dowladda Maraykanku ayaa ku fashilantay Qarar ay hor geysay Golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Qarax is-miidamin ah ayaa lagu qaaday xarunta booliska magaalo xeebeedka Chabahar ee koonfurta bari ee dalka Iraan, kaasoo geystay qasaare isugu…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay diyaarineyso dhoofinta Gaaska laga helay degaanka Soomaalida Itoobiya, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Macdinta,…
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba mas’uul oo ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga aadna…
Dalka Qatar ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxay ururweynaha dalalka Saliida dhoofiya ee Petroleum Exporting Countries (OPEC).
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sacuudiga ku eedeeyay inuusan daacad ka ahayn baaritaanka dilka saxafigii Jamal Kashoqgi, isagoo ka…
Hoggaamiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta ku laabtay dalka Itoobiya, kadib tobanaan sano oo dagaal uu kala horjeeday…
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George Herbert Walker Bush ayaa xalay geeriyooday, isagoo da’diisu ahayd 94-sano jir.
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohamed Bin Salmaan ayaa caawa socdaal uu ku marayo dhowr dal oo carbeed uga bilowday dalka Imaaraadka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale difaacay Boqortooyada Sacuudiga, isagoo sheegay in wax kastoo dhaca iyo kiiska dilka Saxafiga…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerarro kulul kala kulmay mudanayaasha labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka, kadib bayaan uu xalay kasoo…
Ciidamada jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in koox dabley ay haweeney u dhalatay dalka Talyaani, una shaqeysa hay’ad gargaar…
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa war kasoo saaray dilkii saxafiga sacuudiga Jamal Kashoqgi ee lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada…
Gabadha uu dhalay madaxweyne Donald Trump ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa u hiilisay haweeneyda kasoo jeeda Soomaaliya ee ka…
Waxaa maanta magaalada Adis ababa kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo hore u ahaa hogaamiye kooxeed dagaal ooge ah ayaa loo gacan geliyay…
Wakaaladda Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa laga soo xigtay inay baaritaan kadib gaartay go’aan ah in dilkii saxafiga caanka ahaa…
Magaalooyin badan oo dunida ku kala yaalla ayaa maanta laga tukaday salaadii janaasada saxafiga Sacuudiga ee Jamal Khashoqgi ee lag…
Waxaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya maanta ka furtay shirka 66aad ee aan caadiga ahayn oo wasiirada arrimaha dibadda…
