Browsing: Caalamka
Shirkadda Kenya Airways ayaa dib u dhigtay duulimaad la filayey inay maanta ka bilowdo magaalada Muqdisho, arrimo lagu sheegay farsamo…
Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go’aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea.
Xeer ilaalinta Sacuudiga oo War Cusub kasoo saartay Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi [Akhriso 5 Qodob]
Xeer ilaalinta Sacuudiga ayaa war kasoo saartay dilkii saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar lagu dhex…
Xabbad-joojinta Marinka Gaza oo sababtay inuu is casilo Wasiirkii Xagjirka ahaa ee Difaaca Israa’iil
Wasiirka difaaca Israa’iil Avigdor Lieberman oo ah nin xagjir ah oo ka tirsan Yuhuudda garabka midig ayaa ku dhawaaqay inuu xilka…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay in jeneraalkii ugu sareeyay Farsamada Hubka Ciidamada Itoobiya General Kinfe Dagnew xabsiga loo…
Xukuumada Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa xabsiga dhigtay in ka badan 60 sarkaal oo ka tirsan…
Kooxaha Muqaawamada reer Falastiin ayaa in ka badan boqol Gantaal caawa ku weerarray magaalooyinka kaabiga ku haya Marinka Gaza, iyadoo…
Shirkadda Diyaaradaha dalka Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday inay duulimaad toos ah oo ganacsi ka bilaabeyso magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Turkiga oo shaaciyey in Xogta Dilkii Jamal Kashoqgi loo gudbiyey Sacuudiga & Dalal kale
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyey in xogta dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi ay la wadaageen dalal uu…
Ninkii Soomaaliga ahaa ee weerarka ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa la shaaciyey magaciisa iyo kooxda uu ka…
Nin Soomaali ah oo ku hubeysan Toorey ayaa weerar ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia, isagoo dhaawacay saddex qof…
Duulimaadkii ugu horeeyay ayey maanta magaalada Muqdisho ku timid diyaaradda Shirkadda Ethiopian Airlines, iyadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay muddo…
Waxaa maanta mar kale maxkamad la soo taagi doonnaa maanta madaxweynihii hore Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cbadi Maxamud Cumar, iyadoo…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa Baar ku yaalla gobolka California ee dalka Mareykanka, iyadoo dad badan lagu…
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal kashoqgi oo 2-dii Bishii Oktoobar lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday xeer ilaaliyihii guud ee dalkaasi Jeff Sessions.
Doorashada dhexe ee dalka Mareykanka oo shalay looga dareemay dalkaasi ayaa dhalisay natiijo la filayey oo ahayd in xisbiga dimoqraadiga…
Wiilasha uu dhalay Saxafiga Sacuudiga ee lagu dilay Qunsuliyadda dalkiisa ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga aya markii ugu horeysay…
Mida ka mida amiirada Boqortooyad Sacuudiga oo xabsi ku jiray muddo ku dhow sanad ah ayaa la sheegay in xabsiga…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay ku eedeeyay madaxda sare boqortooyada Sacuudiga ay ka danbeeyeen dilkii saxafigiii…
