Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Nin Somali ah oo lagu toogtay magaalada Melbourne, Australia, kadib Weerar uu Toorey u adeegsaday [Sawirro+Daawo]

    Nin Somali ah oo lagu toogtay magaalada Melbourne, Australia, kadib Weerar uu Toorey u adeegsaday [Sawirro+Daawo]

    November 9, 2018Updated:November 9, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin Soomaali ah oo ku hubeysan Toorey ayaa weerar ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia, isagoo dhaawacay saddex qof oo midkood dhintay.

    Ninkan oo ku qeylinayey “Alahu Akbar” ayaa weerarray dadkan oo ka dukaameysanayey jidka  Bourke ee magaalada Melbourne, wuxuuna markii dambe dagaal la galay Booliska oo toogasho ku dilay, dhaawac culus oo kasoo gaaray xabadka iyo qeybta sare ee jirka ayuuna u dhintay.

    Ninkan Soomaaliga ah ayey Booliska Australia sheegeen in isha lagu hayey isagoo ku jiray liiska dadka halista ah, waxaana la kansalay Baasaboorkiisa markii la ogaaday inuu ku xiran yahay kooxo argagixiso ah oo ka jira waqooyiga Afrika.

    Ninkan Soomaaliya ah ee weerarka ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa da’diisa lagu sheegay 31 sano jir, iyadoo magaciisa lagu soo koobay ASIO, wuxuuna dab qabadsiiyey Gaari uu watay.

    A knifeman stabbed a shopper to death on Melbourne's Bourke Street Mall and injured two others. A body was seen lying on the street covered in a white sheetThe man again attempted to stab and slash at the officers several times before one policeman unsuccessfully tried to taser him

    The officers then retreated to the other side of the road as the bearded attacker with a shaved head and dressed in a long brown tunic, pursued them as horrified bystanders called on police to shoot him woWitnesses said the Holden Rodeo hit a pedestrian as it mounted the kerb and burst into flames outside Target near the Swanson Street intersection about 4.20pm on Friday, before the stabbing rampage began

    Two victims lie on the ground in pools of blood after being stabbed by the knifeman in the street, as bystanders rush to their aidVictoria Police said officers responded to reports of a car fire (pictured) before they were confronted by the man 

    https://video.dailymail.co.uk/preview/mol/2018/11/09/3462835302150225651/964x580_MP4_3462835302150225651.mp4
    Austraila Melbourne Somali Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkadda Ethiopian Airlines oo 40 sano kadib Duulimaad rasmi ah ka bilowday Garoonka Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Maxaa laga filan karaa Doorashada Koonfur Galbeed, kadib Is-casilaadii Shariif Xasan?! [Qormo Faaqidaad ah]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo