Browsing: Caalamka
Dhaxalsuga Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa laga faafiyey war sir ah oo uu la wadaagay wiilka uu soddoga u…
Itoobiya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo kale oo xil sare loogu magacaabay haweeney, kadib markii Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed uu Meaza…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Turkiga uu soo saaray warkii ugu horeeyay ee…
Haweeney Qarax is-miidamin ah ka fulisay Caasimadda dalka Tunisia & Wararkii ugu danbeeyay [Sawirro]
Wararka laga helayo dalka Tunisia aya sheegaya in haweeney ay bartamaha caasimadda dalkaasi ka fulisay weera is miidaamin ah.
Waxaa si rasmi ah loo furayaa Garoonka cusub ee magaalada Istanbul, dalka Turkiga oo noqon doona kan ugu weyn Caalamka…
Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyey inuu geeriyooday Mulkiilihii kooxda Leicester City, kadib markii diyaarad gaara oo helikobtar ah oo…
Milkiilaha kooxda Leicester City ninka u dhashay dalka ThailandVichai Srivaddhanaprabha ayaa la xaqiijiyey inuu saarnaa diyaaradii Helikobtarka ahayd ee xalay ku…
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday Kaniisad ay leeyihiin dadka Yuhuudda ah oo ku…
Waxa amanta magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeyb galayaan wasiiro…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay diyaarineyso dalab ku socda Boqortooyada Sacuudiga, oo ku saabsan 18 qof ee ku eedeysan dilka…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegay in wiilka uu dhalay saxafiga la dilay ee Kamal Kashoqgi uu ka dhoofay…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii saddexaad bedeshay warka ku sabsanaa qaabka loo dilay saxafiga Kamal Kashoqgi oo 2-dii bishan lagu dhex…
Baarlamaanka Itoobiya ayaa maanta doortay madaxweyne haweeney ah markii ugu horeysay kadib markii uu is casilay madaxweynaha dalkaasi.
Dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka loo geystay saxafiga Jamal Kashoqgi, isagoo ka hadlayey…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ay khiyaameeyeen kalsoonidii uu ku qabay, una sheegeen xog been ah…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis iyo wiilkiisa ah dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salman ayaa xarunta Boqortooyada ku qaabilaya wiilka uu dhalay…
Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Ankara uga hadlay dilka saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi, iyadoo…
Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga…
Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka hadlo xogta kiiska dilka ah ee ka dhacay Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Saxaafadda ayaa baahisay muuqaalka nin ka mid ahaa kooxda Sacuudiga ee shirqoolka dilka ah ku fulisay saxafiga Jamal Kashoqgi oo…
