Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo markii ugu horeysay ka hadlay Dilka Jamal Kashoqgi [Muxuu ka yiri..?]

    Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo markii ugu horeysay ka hadlay Dilka Jamal Kashoqgi [Muxuu ka yiri..?]

    October 24, 2018Updated:October 24, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka loo geystay saxafiga Jamal Kashoqgi, isagoo ka hadlayey shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Sacuudiga ee magaalada Riyad ka socda.

    Mohamed Bin Salman ayaa sheegay in dilka loo geystay saxafiga uu yahay mid aad u fool xun oo xanuun badan ku abuuray dadka Sacuudiga, kaasoo aan lahayn wax marmarsiiyo ah, wuxuuna caddeeyay in dadkii ka dambeeyay falkaasi cadaaladda la hor keeni doono, tallaabana laga qaadi doono.

    Wuxuu caddeeyay in Sacuudiga iyo Turkiga ay ka wada shaqeyn doonaan sidii cadaaladda loo waafajin lahaa dilka saxafiga, isla markaana aanu wax khilaaf ah u dhaxeynin dowladaha Sacuudiga iyo Turkiga inta ay joogaan Boqor Salman, madaxweyne Erdogan iyo isaga.

    Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo uu hore Dhaxalsugaha u sheegay inuu Saxafiga Jamal ka baxay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul xilli uu wareysi bixiyay maalmo kadib markii la waayey weriyaha.

    Maanta ayey ahayd markii ay telefoonka ku wadahadleen madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxalsugaya Sacuudiga, kadib dalab ka yimid Maxamed Bin Salman, waxayna isla garteen in la iska kaashado kiiska dilka Jamal Kashoqgi.

    Dad badan ayaa aamisan inuu Dhaxal-sugaha bixiyey amarka lagu dilay saxafiga Jamal Kashoqfi oo dhaliili jiray siyaasadihiis, laakiin Sacuudiga ayaa dadaal weyn ku bixinaya in tuhunkaas laga leexiyo.

    Jamal Kashoqg MBS Mohamed Bin Salman Sacuudiga Saudi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Maaliyadda oo Shuruud ku xiray Lacag Bankiga Adduunka u soo mariyey Dowlad Goboleedyada [Akhriso]
    Next Article Xukuumadda Somalia oo baabi’isay Diiwaangelintii hore ee Maraakiibta sidata Calanka Somalia [Wareegto]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo