Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Milkiilihii kooxda Leicester City oo saarnaa diyaaradii ku burburtay Garoonka King Power [Daawo Sawirro]

    Milkiilihii kooxda Leicester City oo saarnaa diyaaradii ku burburtay Garoonka King Power [Daawo Sawirro]

    October 28, 2018Updated:October 28, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Milkiilaha kooxda Leicester City ninka u dhashay dalka ThailandVichai Srivaddhanaprabha ayaa la xaqiijiyey inuu saarnaa diyaaradii Helikobtarka ahayd ee xalay ku burburtay meel u dhow garoonka kooxda ee King Power stadium xalay isla markii ay ka kacday Garoonkaasi oo ciyaar ku dhex martay kooxaha Liesterter iyo West ham united.

    Ninkan oo ah maalqabeen iskiis u abuurtay dhaqaalaha uu leeyahay ayaa ka qeyb galay daawashadii ciyaartii kooxdiisa ee shalay, kadibna wuxuu raacay diyaarad Helikobtar gaara oo uu leeyahay oo ah nooca Augusta Westland AW-169, taasoo isla markii ay duushay cilad soo wajaday darteed u dhacday, waxaana dab xoog leh ka kacay diyaaradda.

    Ilaa hadda lama xaqiijin xaaladda milkiilaha Mr, Srivaddhanaprabha, halka wararka kale sheegayaan  inuu la saarnaa diyaaradda tababaraha kooxda, waxaana laga cabsi qabaa in sacaadaha soo socda war naxdin leh uu kasoo yeero saraakiisha UK.

    Kooxaha kala duwan ee dunida iyo kuwa Ingiriiska ayaa tacsi iyo dhambaallo u diray kooxda Leicester City.

    The helicopter took off from the centre circle of the pitch with stadium staff and pundits looking on - but moments later it began to spin out of control in the airVichai Srivaddhanaprabha waves to fans after a Premier League clash between Leicester City and Southampton in April 2016. He was at the game but it is unclear whether he was on board the helicopterLeicester City chairman Vichai Srivaddhanaprabha walks to his helicopter which has landed on the pitch after the game against Southampton in April 2016Police remain on guard as an investigation takes place into how the helicopter came crashing back down to the ground The helicopter belonging to Leicester owner Vichai Srivaddhanaprabha crashed outside the King Power Stadium following Leicester's 1-1 draw with West Ham yesterday

     Huge plumes of smoke were seen billowing in the air following the crash at around 8.30pm on SaturdayThe helicopter came down near to Leicester City's staff car park at around 8.30pm today

    King Power Leicester UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo shaaciyey inay diyaar u yihiin Waanwaan ay la galaan dowladda Federaalka [Akhriso]
    Next Article Aqalka Sare & Wakiilada Q/Midoobay & Midowga Afrika oo ka hadlay khilaafka Dowladda & Maamul Goboleedyada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo