Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xasan Khaliif Shire: Soomaaligii Daacishka ahaa oo weerar yaab leh ka geystay Melbourne, Australia [Sawirro]

    Xasan Khaliif Shire: Soomaaligii Daacishka ahaa oo weerar yaab leh ka geystay Melbourne, Australia [Sawirro]

    November 10, 2018Updated:November 10, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ninkii Soomaaliga ahaa ee weerarka ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa la shaaciyey magaciisa iyo kooxda uu ka tirsanaa, kaasoo weerar Mindi ah ku dilay qof, laba kalena ku dhaawacay.

    Ninkan oo ayaa magaciisa lagu sheegay Xasan Khaliif Shire Cali oo ah 30 sano jir hore loogu soo eedeeyay denbiyo  kala duwan, wallaalkiisna  sanadkii hore loo xiray tuhun ku saabsan argagixisnimo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta magaalada Malbourne.

    Xasan Khaliif ayaa ku dhashay Somalia isagoo qoyskiisa uu tegay dalkaasi sanadkii 1980-kii, waxaana la dhashay saddex wiil iyo laba gabdhood;  isagoo qoyskiisa intooda badan ay saameyn ku yeesheen kooxda Daacish, taasoo keenay in wallaalkiisa loo xiro weerar uu qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Melbourne, kaasoo weli ah maxkamad suge.

    Taliyaha Booliska Victoria Graham Ashton ayaa sheegay in baasaboorka Xasan Khaliif Shire la kansalay sanadkii 2015 markii la helay inuu qorsheynayo inuu u safro dalka Syria.
    Weerarkii uu jimcihii shalay ka geystay magaalada Melbourne isagoo adeegsanaya Mindi, ayaa ka danbeeyay markii uu dab qabadsiiyey gaari uu watay, waxaana dagaal dhex maray isaga iyo Booliska kadib markii uu Toorey ku dilay qof, laba kalena ku dhaawacay.
    Another onlooker, with a chair over his shoulder, was also seen trying to help police arrest the attacker and also earned praise on social media
    Police confront the Bourke Street attacker.
    The car fire on Bourke Street in MelbourneIn the aftermath to be a body was lying on the road covered in a white sheet
    Hassan Khalif Shire Melbourne Melbourne knife attack
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalis ‘will not be deterred’ by Friday’s terror attacks – UN chief
    Next Article Weerar ka dhacay Duleedka Muqdisho oo lagu dilay Askar ka tirsan ciidamada dowladda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo