Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xeer ilaalinta Sacuudiga oo War Cusub kasoo saartay Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi [Akhriso 5 Qodob]

    Xeer ilaalinta Sacuudiga oo War Cusub kasoo saartay Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi [Akhriso 5 Qodob]

    November 15, 2018Updated:November 15, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaalinta Sacuudiga ayaa war kasoo saartay dilkii saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul ee daka Turkiga.

    Bayaan iyo shir jaraa’id oo uu magaalada Riyaad ku qabtay afhayeenka xeer ilaalinta Sacuudiga ayuu ku shaaciyey wixii kasoo baxay baaritaanka Sacuudiga ee dilkii Saxafiga, waxaana Sacuudigu mar kale qirtay in Qunsuliyadda Istanbul lagu dhex dilay saxafiga, isla markaana la jarjaray jirkiisa.

    Warbixinta Xeer ilaaliyaha Sacuudigu soo saaray ayaa waxaa ugu muhiimsan qodobadda arrimah soo socda:

    1- In Saxafiga Jamal Kashoqgi lagu dilay oo jirkiisana lagu jarjaray Gudaha Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul.

    2- In ujeedka kooxda dilka geysatay uu ahaa in lagu soo celiyo Sacuudiga si qancin ah ama awood ah, amarkaasina uu  bixiyey ku-xigeenka Madaxa Sirdoonka Sacuudiga Axmed Alcasiiri.

    3- Dilka waxaa amray madaxa kooxda tagtay Istanbuul, waxaana dilkiisa loo adeegsaday  irbad sun ah oo keentay inuu dhinto, waxaana madaxa kooxda uu adeegsaday dhaqtar qalliinka qaabilsan si loo jarjaro jirkiisa, lagana saaray Qunsuliyadda, waxaana amray in dibadda loo saaro shan qof oo ka mida kooxda.

    4- In jirka saxafiga la dilay ee Jamal Kashoqgi uu qof ka mida kooxda dilka geysatay u  dhiibay nin Turki ah oo gacan siiyey kooxda, isla markaana ay sawirka ninkaasi  oo astaamihiisa lasoo dhoweeyay ay la wadaagi doonaan Turkiga.

    5- Shan ka mida kooxda dilka Jamal oo la dalbaday in lagu xukumo dil, waxaana dembiyo lagu soo oogay 11 ka mida 21 qof oo kiiskan loo heystay.

    Warka cusub ee Sacuudiga ayaa meesha ka saaraya tuhunka la xiriira inuu amarka dilka saxafiga bixiyey dhaxal-sugaha dalkaasi Maxamed Bin Salman, waxaana amarka dilka loo saariyey madaxa kooxda dilka geysatay.

    Waxaa kaloo muuqata inuu Sacuudigu dib u soo celiyay nin Turki ah oo loo dhiibay jirka la jarjaray ee saxafiga Jamal Kashoqgi, iyadoo ay hore u beeniyeen arrintan.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    Istanbul Jamal Kashoggi Sacuudiga Saudi Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Booliska oo kala eryay Dad isugu soo baxay Xaflad lagu taageeri lahaa Mukhtaar Roobow
    Next Article Hay’adda Culimada oo dowladda ku dhaliishay Amni-darrada Muqdisho [Muqdisho ha laga saaro xaasaska Alshabab]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo