Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa daba joogta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed oo loo…
Browsing: Jamal Kashoggi
Haweeneeydi u dooneyd ee ay u ballansanaayeen inay is-guursadaan Saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha…
Wiilsha uu dhalay saxafagii caanka ahaa ee Sucuudiga Jamaal Khashoggi ee sida naxdinta lahayd loogu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku lahaa…
Xeer ilaaliyaha Sacuudiga ayaa shaaciyey in lasoo dhammeystiray baaritaankii falkii dilka ahaa ee lagu Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul lagu…
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in magaalada Istanbul lagu qabtay laba qof oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta,…
Waxaa maanta magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudiga ka bilaabtay maxkamadeynta kooxdii ka dambeysan dilkii saxafigii Jamal Kashoqgi oo 2-dii…
Qaar ka mida saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa u baroordiiqay saxafiga Sacuudiga ah ee lagu dilay dalka Turkiga, waxayna codsadeen inuu…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay baaritaanka ay faafisay xeer ilaalinta Sacuudiga ee ku saabsan dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi ee ka…
Magaalooyin badan oo dunida ku kala yaalla ayaa maanta laga tukaday salaadii janaasada saxafiga Sacuudiga ee Jamal Khashoqgi ee lag…
Xeer ilaalinta Sacuudiga ayaa war kasoo saartay dilkii saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar lagu dhex…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyey in xogta dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi ay la wadaageen dalal uu…
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal kashoqgi oo 2-dii Bishii Oktoobar lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Wiilasha uu dhalay Saxafiga Sacuudiga ee lagu dilay Qunsuliyadda dalkiisa ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga aya markii ugu horeysay…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay ku eedeeyay madaxda sare boqortooyada Sacuudiga ay ka danbeeyeen dilkii saxafigiii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Turkiga uu soo saaray warkii ugu horeeyay ee…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay diyaarineyso dalab ku socda Boqortooyada Sacuudiga, oo ku saabsan 18 qof ee ku eedeysan dilka…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii saddexaad bedeshay warka ku sabsanaa qaabka loo dilay saxafiga Kamal Kashoqgi oo 2-dii bishan lagu dhex…
Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka hadlo xogta kiiska dilka ah ee ka dhacay Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Saxaafadda ayaa baahisay muuqaalka nin ka mid ahaa kooxda Sacuudiga ee shirqoolka dilka ah ku fulisay saxafiga Jamal Kashoqgi oo…
Xog cusub oo uu shaaciyay wargeyska Turkiga ah ee Yeni Safak ayaa sheegeysa in hoggaamiyaha kooxdii Sacuudiga ee dilka u…
