Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Cabdi Barre Jibriil: “Siyaad Barre 21 sano wuxuu dalka ka safray 35 jeer, Xasan Sheekh-na 4 sano wuxuu safray 482 jeer.. [Akhri Qormada]

    Cabdi Barre Jibriil: “Siyaad Barre 21 sano wuxuu dalka ka safray 35 jeer, Xasan Sheekh-na 4 sano wuxuu safray 482 jeer.. [Akhri Qormada]

    December 13, 2016Updated:December 14, 20162 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaankii hore ee baarlamaanka  Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee Soomaaliya iyo kuwa maanta.

    AKHRISO QORMADA

    1.Maxamed Siyaad allaha u Naxariiste dalka wuxuu Xukumey 21 Sanno wuxuu dalka ka Baxay 35 jeer Asago ka qeybgalay Shirra Caalami ah iyo kuwo lagu Marti qaaday

    .2-Abdiqasin wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka baxay 25 Bari,

    3.Abullahi Yusuf alaaha u Naxariiste wuxuu Madaxeyne ahaa 3.5 Saddex Sanno iyo Bar wuxuu dalka ka baxay 19 jeer.

    4.Sheikh shariif wuxuu Madaxweyna ahaa 4 Sannno wuxuu dalka ka baxay 285.

    5-Xasan Sheikh wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka Baxay 482 Jeer.

    6.Raisalwasare Galayr wuxuu Dalka ka baxay 19

    jeer, (Xasan Abshiir Farax wuxuu Dalka Baxay 3 Jeer

    7.Maxamed Abdi Yusuf 1 Hal Safar oo kaliya.

    8.Cali Geedi 9 jeer

    9.Nuur Cadde 15 Jeer.

    10,CCC,wuxuu dalka ka baxay 35 jer waa xiligii 209

    11.Farmaajo wuxuu dalka ka baxay 16 jeer

    12.Gaas wuxuu dalka Baxay Markuu Raisal wasaaraha ahaa 28 Jeer.

    13.Saacid wuxuu Dalka ka baxay 3 oo kaliya

    14. Abdiwali Sheokh Axmed Yuulka wuxuu dalka ka baxay 9 Jeer.

    15.CCC wuxuu Hadda Marayaa 195 Jeer.

    1 MAAMUL GOBOLEEDYADA

    1,Axmed Madoobe 22 Jeer

    2.Sharif Xasan wuxuu Marayaa 19 jeer

    3.Abdikarin Guuled wuxuu Marayaa 14 Jeer

    (4.Coosoble 1

    5,Ninka Iskoorka Jabiyey Waa C/weli Gaas wuxuu Marayaa Saddexddii Sanno uu joogey 253 Safar Marka bal qiyaasa dadkaas dhaqaalaha Micnidarada ah oo ku baxay iyo Nin 21 dalka Xuukumay oo safray 35 jeer oo kaliya waad mahadsan tihiin.

    Waxaa Diyaariyay; Xildh Abdibare Jabriil

    CCC Gaas Siyaad Barre Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Magacyada Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Magaalada Garowe
    Next Article DAAWO: Sida ay u dhici doonta kala-guurka dowladda cusub ee Soomaaliya & Doorashada Madaxda sare

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo