Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Cabdi Raage: “Markaan Kismaayo u dhowaanay ayaa Diyaaradii aan saarnaa lagu amray inay dib u noqoto”

    Cabdi Raage: “Markaan Kismaayo u dhowaanay ayaa Diyaaradii aan saarnaa lagu amray inay dib u noqoto”

    July 8, 2021Updated:July 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    La-taliyaha Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee arri aha Doorashooyinka Cabdi Cali Raagge oo saaka diyaarad uu la socday laga soo celiyey Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle ee magaalada Kismaayo ayaa faahfaahin ka bixiyey arrintii ku dhacday.

    Wuxuu sheegay inay hore u soo gaareen warar sheegaya inaan loo ogoleyn inuu tago magaalada Kismaayo, balse aanu rumeysan in loo bareeri karo arrintaasi, balse maanta markii uu damcay inuu tago magaalada Kismaayo.

    “Kursiga Beesheyda Maqaabul oo aan u tartamayo ayaan isku diyaariyey ololaha doorashada, waxaan saaka u duulnay magaalada Kismaayo, markii diyaaraddu kacday ma ogeyn wax badan, laakiin Diyaaradu markii ay garoonkeeda Kismaayo ku hoobatay ayaa waxaa Duuliyaha soo gaartay inuu amni dartiis dib u laabto, maadaama ay diyaaradda saaran yihiin dad aan laga rabin meesha.. waana ogaanay inaan anigu ahay oo Axmed Madoobe aanu dooneynin inaan Kismaayo tago si aan u tartamo kursiga..” ayuu yiri Cabdi Cali Raage.

    Arrinta maanta ku dhacday ayuu ku sifeeyay arrin saameyn. kuyeelan doonta doorashada oo dhan, wuxuuna yiri: “Xaaladda saaka dhacday oo dadka Somaaliyeed iyo Caalamka aan u sheegayo waa arrintaas la yaabka leh oo dibindabyo iyo db u dhac ku ah Doorashada. Walaac badan ayey beeri doontaa.. siiba Jubbaland, waana arrin hordhac u ah inaysan marnaba doorasho xor ahi ha dhaceynin Kismaayo”.

    La-taliyaha Farmaajo oo qeyb ka ahaa khilaafkii dowladda federaalka iyo Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka inay isha ku hayaan waxa ka socda Kismaayo.

    Axmed Madoobe Cabdi Raage Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: 13-ka Arday ee Kaalimaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee G/Banadir (Gabar ugu horeysa)
    Next Article Nin Caan ku ahaa dhaca Haweenka oo lagu soo eedeeyay Shabaabnimo iyo Kufsi, lana hor geeyay Maxkamad..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo