Cabdulqaadir Mayow waa nin degan magaalada Jowhar, wuxuuna ku caan baxay inuu dadka ka qosliyo, isla markaana reer Jowhar u sameeyo jimicsi iyo inuu ka bixinayo jinka saaran sida uu sheegtay.