Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaarha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay ciidamada ay tababarraan Imaaraadka Carabta iyo xaaladda mushaarkooda.
Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriirtay lacagtii ciidamada amnigu ay…
Wasaarada arrimaha dibadda xukumada fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guddi ka kooban 11 xubnood oo iskaashi iyo wada shaqeyn la…
Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Lacagtii lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo beenisay in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho.
Ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa banneeyay goobihii ay ka ilaalin jireen amniga.
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gashaanka ku dhuftay hadallo kasoo yeeray Taliyaha ciidamada AMISOM iyo warkii uu ka sheegay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala qaaday Ciidamo qaab beeleed dagaal udhex maray oo kawada tirsan Dowladda, kuwaasoo isku heyst dhil…
Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay Xaalada…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo Galabta ka shiraya Xaaladda Dalka & Khilaafka Baarlamaanka
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa goor dhoweyd uga furmay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaar) oo la hardamaya mooshinka uga furan xildhibaannada baarlamaanka ayaa taageerayaal badan ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu hadda uga socdo Madaxtooyada madaxda dowladda Federaalka iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka xilli hore ay xarunta Baarlamaanka oo lagu balansan yahay inuu ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay caawa magaalada iyadoo la xiray wadooyinka…
Kulan degdeg ah ayaa xarunta Madaxtooyada Somalia ee Muqdisho uga socda Guddiga Amniga Qaranka, iyadoo uu shir huddoominayo madaxweyne Maxamed…
Dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay Dakhliga gudaha uga soo xarooda, taasoo ka mida shuruudaha badan ee ku xiran in deynta lagu…
Qorshihii Xil ka qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee baaqday Sabtidi 31-ka Maarso ayaa la helay codeyn…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Saqdii dhexe kormeer Dhoolatus ah ku maray qaar ka mid ah Isgoysyada …
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si weyn u qorsheysay fadhigii la qorsheeyay inuu dhaco maanta oo Sabti ahayd 31 March 2018, kaasoo…
