Browsing: Xukuumadda
Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta wasaaradda Arrimaha Dibadda kula…
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay amar ku bixisay in hawada laga saaro, lana damiyo…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo shir jaraa’id goor dhoweyd qabtay ayaa ka digay in Golaha…
Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa la sheegay inuu saf u galay qaabilaadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa u digtay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo madaxdiisa oo ay ku eedeysay inay faraha ku jiraan…
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho u soo guuray Shaqaalihii ka shaqeynayay maamulka Hawada soomaaliya ee fadhigoodu ahaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho u tegay la kulanka Senatooro ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa laga joojiyey inay baahiso wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli…
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay arrimihii ay kala hadashay safiirka dalka Imaaraadka carabta oo shalay looga yeeray xarunta…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta qaaday tallaabadii ugu horeysay ee diblomaasiyadeed oo ay ku muujineyso sida ay uga…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay Shir dib uheshiisiineed oo la sheegay in xal loogu helayoo dagaaladii kusoo noqnoqday Gobolka…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo rogay shatiyo laga doonayo inay qaataan Ganacsiyo uu sheegay inaysan heysan wax…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay kulan degdeg ah oo waqti qaatay la yeeshay xubno ka mida Guddiga Difaaca Golaha…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u yeeray inay Golahaasi hor yimaadaan Afar wasiir oo ka tirsan xukuumadda…
Dood kulul ayaa ka dhalatay wasiirada xildhibaannada ah ee ka tirsan xukuumadda kadib markii mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka uu…
Guddiga Difaaca & Amniga ee Golaha Shacabka ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay inay habacsanaan ku wajahday xaaladda ammaanka Muqdisho xilli…
Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu ansixiyay heshiisyo lala soo galay Dowladda…
Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa looga hadlay arrimo kala duwan…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hoggaamiyeyashii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Gedo ay isu dhiibeen dowladda.
