Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Shariif Xasan oo ka qeyb galay shir ka furmay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

    Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Shariif Xasan oo ka qeyb galay shir ka furmay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

    March 26, 20182 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay  Shir dib uheshiisiineed oo la sheegay in xal loogu helayoo dagaaladii kusoo noqnoqday Gobolka Sh/hoose. 

    Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada arimaha Gudaha  xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa kasoo wada muuqday oo ka qeyb galay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaa kaloo lagu casuumay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, Wasiiro iyo Xildhibaano labada Aqal ka tirsan.

    Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Shirkan ka sheegay in shirkan loogu talogalay in xal loogu raadiyo colaadda dadka walalaaha ah ee Shabeelada hoose ku wada nool, isagoo intaas ku daray in dagaal aan wax faa’ido ah lagu gaareynin, laguna kala adkaaneynin.

    “Gobolka shabeellada hoose wuxuu kamid yahay gobollada ugu Khayraadka badan dalka oo dhan, waa guul iyo horumar in beelihii deganaa ee walaalaha ahaa ay khilaafkoodii ku dhameeyaan nabad iyo is-afgarad..” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre oo beelaha gobolka isku haya ugu baaqay nabad.

    Dadka shirka oo socda Hotelka SYL ka qeyb galay waxa ka mid ahaa Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade) oo ka mida hogaamiye kooxeedyadii mar ka soo taliyey gobolkaasi.

    Shariif Xasan ayaa lagu eedeynayaa inuu qeyb ku leeyahay mooshinka muranka siyaasadeed ka dhaliyey dowladda Federaalka ee laga keenay guddoomiye Jawaari, iyadoo ay taasi saaxiibo ku yihiin isaga iyo Ra’iisal wasaare Kheyre.

    Kheyre Mooshinka Jawaar Sh/hoose Shariif Xasan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasaaradda Arrimaha Dibadda: “Madaxweyne Farmaajo Saddex jeer ayuu Arrinta Derbiga kala hadlay Madaxweynaha Kenya..”
    Next Article Cumar C/rashiid oo ka hadlay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari & Heshiisyada lala galay Shirkadda DP World

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo