Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Cumar C/rashiid oo ka hadlay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari & Heshiisyada lala galay Shirkadda DP World

    Cumar C/rashiid oo ka hadlay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari & Heshiisyada lala galay Shirkadda DP World

    March 26, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaariihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan magaalada Dubai, ayaa ka hadaly  xiisada siyaasadeed ee ka oogan Golaha Shacabka iyo mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari.

    Cumar Cabdirashiid wuxuu sheegay inuu ku talinayo arirnta Mooshinka Guddoomiyaha Jawaari lagu dhameeyo wadahadal, haddii laga fursan waayana loo maro dariiqa sharciga iyo xeer hoosaadka baarlamaanka, isagoo taageeray dadaalka Aqalka Sare ku jiro.

    “Waa arin u baahan in si dhaqse ah loo xaliyo, waayo haddii ay soo jiitanto waxaa ay cuuryaamin kartaa howlihii golayaasha dowladda, haddii ay taa suurtal noqon weysana waa in cod loo qaado sida uu xeer hoosaadka iyo dastuurku qabo’’ ayuu yiri Cumar C/rashiid oo warramay Hiiran Online.

    Cumar C/rashiid oo ah senator ka tirsan Aqalka Sare oo muddo sanad ah aan soo xaadirin Muqdisho ayaa soo dhoweeyay go’aanka Aqalka sare ay ka qaateen arintan iyo tallooyinka ay soo jeediyeen oo sida uu hadalka u dhigay u baahan in sida ay u dhigeen loo qaato.

    Dhinaca kale wuxuu Cumar C/rashiid iska fogeeyay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee shirkadda DP World, Itoobiya iyo Somaliland ku dhex maray Dubai, wuxuuna sheegay in xukuumadii hore uu isagu hogaaminayay iyo dowladdii Xasan Shekh aysan wax heshiis ah oo ku saabsan arrimaha dekeddaha la gelin shirkadda DP World, wuxuuna caddeeyay in saxiixa heshiisyadan labada dekeddood ee Boosaaso iyo Berbera ay  dhaceen  bishii March sanadkii 2017-da, ayna eedeeda leedahay owladda hadda jirta oo mas’uuliyadooda qaadeysa.

    Cumar C/rashiid DP World Jawaari Somalia UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre iyo Shariif Xasan oo ka qeyb galay shir ka furmay Magaalada Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Mahad Cawad oo kashifay sir badan oo ku saabsan Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari [Dhageyso Wareysi]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo