Browsing: Xukuumadda
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay in ciidamo ay qabsadeen xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Beesha caalamka ayaa caawa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed iyo qalalaasaha ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre,…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda caadiga ahaa ee toddobaadlaha ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo ay horyaallaan arrimo xasaasi ah.
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laba qeybood u kala jabay kadib mooshin kalsooni kala noqosho oo saaka ay…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhalatay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa mar kale u hanjabay ganacsatada magaalada Muqdisho ee lacagaha u dira kooxda Alshabaab.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer iyo damaaad ku kala bixiyey wasaarado iyo xeebta Liido ee…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab cad ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Maamulka Somaliland ee ku…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa u digtay milkiilyaasha Garoomada Ciyaaraha yaryar ee loo yaqaan Sallaxa inay u hoggaansamaan amarrada kooxda…
Dowladda Soomaaliya ayaa beesha caalamka u gudbisay qorshe ay Ciidamada dalka ay AMISOM ugala wareegayaan amniga dalka.
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuurta iibka gaarsiiyey Maamul Goboleedyada dalka.
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiiradda ayaa…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furmaya iyadoo kadib la guda geli doono kulamada kalfadhiga saddexaad ee…
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Teknolojiyada, gaar ahaan sameynta Kaararka aqoonsiga ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay…
Jaamacadda Carabta ayaa Qaraar ka kooban 19 Qodob oo lagu taageerayo Soomaaliya kasoo saartay shirkii wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Dowladda Soomaaliya ayaa ashtako rasmi ah ka gudbisay heshiiska dekadda Berbera ee dhowaan lagu biiriyey dowladda Itoobiya.
